Madaxweeynha Dowlada fedaraalka Somaliya oo Balanqaadyo usameeyey Dadka Kudhaqan Kismayo
Muqdisho,Somalia(GT) 
Madaxweynaha Xukuumada Soomaaliy Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa kulan la qaatay
Wasiiradii Dhawaan booqashada Kutagay Magalada Kismayo ee Xarunta gobalka Jubada Hoose. Afartii Wasiir ee Dhawaan booqashada Kutagtay Magalada Kismayo ayuu kawareeysatay wacyiga kajira magalada iyo Xalada Dadka Deegaanka, Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/Kariin Guuleed ayaa kaga warbixiyay Madaxweynaha waxa ay kala soo kulmeen Socdaalkoodii Kismaayo, Intaas kadib Madaxweynaha Xukuumada Fedaraka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay warbixinta laga siiyay xaalada magaalada Kismaayo, waxaana uu sheegay in Wixii dhibaato ah oo Magaalada ka jirta ay Dowlada wax ka qaban doonto waxa uuna Balan Qaaday in Dowlada Somalia ay Garab taagantahay Shacabka Kismayo iyo siyaasiyiinta Jubooyinka oo idil. Wasii radii Tagay kismayo aya kala haa Arimaha Gudaha, Gaashaandhiga, Garsoorka iyo Cadaalada, Warfaafinta sidookale Waxa safarkooda Kuwaheliyey Taliyaha Guud ee Ciidamada Xooga Dalka Janaral Cabdulqaadir Shiikh Cali Dini iyo Wafuudkale oo ay kujireen Xildhibaano.
Kalasoco warar Dhex Dheaaxad ah Gelinsoortimes.com
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































