Nabadoon kale oo caan ah oo caaway lagu qaarijiyay Magaalada Kismaayo iyo Ragii dilay oo Baxsaday
Muqdisho (GT)Waxaa caawa Magaalada Kismaayo lagu dilay mid ka mid ah Nabadoonada reer Kismaayo, iyadoo dilkiisa ay geysteen seddex nin oo bistoolado ku hubeysan.
Nabadoonka ayaa waxaa lagu dilay Xaafada Shaqaalaha ee Magaalada Kismaayo, waxaana dhawr xabadood la dhacay niman bistoolado ku hubeysan, oo aan heybtoodu la aqoon.
Dilka oo ay fuliyeen seddex nin oo dhalinyaro ah ayaa waxay isaga baxsadeen Xaafada Shaqaalaha oo ay marxuumka ku dileen, isla-markaana laguma guuleysan in gacanta lagu soo dhigo.
Ciidamada Huwanta oo goobtaasi soo gaaray ayaa waxay ka sameynayaan baadi goob ay ku raadinayaan seddexdii nin ee dishay Nabadoonkaan, oo magaciisa lagu soo koobay Nabadoon C/Laahi.
Dadna ku dhaqan Xaafada Shaqaalaha ayaa waxay caawa Warbaahinta gudaha ay u xaqiijiyeen dilka Nabadoon C/Laahi, isla-markaana inay baxsadeen seddex nin oo dishay.
Ciidamada Huwanta ayaa waxay dadaal ay ugu jiraan kuwii ka dambeeyay dilka Nabadoonka, inkastoo la sheegay kahor inta aysan soo gaarin goobtii lagu dilay, inay isaga baxsadeen kuwii dilka geystay.
Waa Nabadoonkii labaad oo muddo toddobad ah lagu dilo Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo Khamiistii dhaawac culus loogu geystay Nabadoon Ismaaciil Maxamed Nuur “Qalinle”, inkastoo dhaawacii soo gaaray uu ugu geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Nabadoonka caaway la dilay ayaa ka soo jeedo beesha Ogaadeen laakiin lama hubo in dilka nabadoonka caaway la dilay ay la xariirto dilkii nabadoon Qalinle.
Waxii soo kordho kala soco warbaahinta www.gelinsoortimes.com
Gelinsoortimes - Muqdisho
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































