Somali Links

A

B

C

D

G

H

J

K

L

M

O

P

Q

S

T

W

X

Gudoomiye Tarsan Oo Ku Sigtay In Laqaariyo, Yaase Ka Dambeeyay (warbixin)


Muqdisho (GT)Hey’adaha ammaanka dowladda ayaa sheegay inay fashiliyeen qorshe la doonayay in lagu dilo Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, iyadoo ruux loo adeegsanayay inuu fuliyo uu ka tirsanaa shaqaalaha Maamulka Gobolka Banaadir.

Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg ayaa sheegay in arrin fashilantay oo aan suura gelin ay noqotay inay isku dayaan in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir dil loo geysto, isagoo xusay in miino ay u soo dhiibeen nin ay gacanta ku dhigeen.

“Dhacdadii u dambeysay ee kooxaha Al-Qaacida isku dayaan waxay aheyd inay dil u geystaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, waa arrin fashilantay, oo aan u suura gelin sidii loogu tala galay inay sameeyaan, waxaa ka hortagay hey’adaha amniga, miinada yarka loo soo dhiibay”ayuu yiri Khaliif Ereg oo wariyaasha la hadlay.

Sidoo kale ruuxa qorshahan la doonayay inuu fuliyo oo lagu magacaabo Tahliil C/llaahi ayaa sheegay in go’aankan ay isla soo gaareen Shabaab, isla markaana isaga loo adeegsanayay, markii xiriir lala soo sameeyay, isla markaana ay balan qaad u sameeyeen.

“Waxaa fashiliyay fal kooxaha nabad diidka ugu tala galeen Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, xiriir ayay ila soo sameeyeen balan qaadna waa ii sameeyeen inaan falka qaad oo miinada meelaha uu ku sugan yahay gudoomiyaha gobolka aan dhigo, sidaas lagu qarxiyo, waxaa suura geliyay xiriirkaas qof qaraabo ila ah oo xiriirka marka hore ila soo sameeyay”ayuu yiri Tahliil C/llaahi.

Mr Tahliil ayaa sidoo kale sheegay in uusan ugu tala gelin qorshaha sida ay u aameen inuu falkaas u fulo, hase ahaatee uu isaga u muujinayay kalsooni iyo inay falka fulintiisa ku aaminaan.

Isku daygan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee qorshihiisa ahaa ee lagu maleego dilka gudoomiyaha gobolka Banaadir, iyadoo dhacdo tan ka horeysay ay aheyd markii horaantii sanadkan markii xiriir lala soo sameeyay nin darawal u ahaa Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka Jen. Dhega-badan oo la doonayo inuu u fududeeyo ruux u diyaar ahaa inuu isku qarxiyo abaanduulaha, dabadeedna balan qaad loo sameeyay hadii falkaas uu suurta galo.

Gelinsoortimes - Xafiiska Muqdisho



1000 Characters left

Antispam Refresh image Case insensitive

Wararka Maanta

Written on 23/05/2013, 14:54
Muqdisho, 23 Maajo 2013 (GT): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka...
Written on 23/05/2013, 14:50
xukuumada-oo-soo-dhaweysay-ka-noqoshadii-mooshinka-baarlamaanka-kana-hadashay-arrimaha-jubaland-iyo-wada-xaajoodka-somaliland
Muqdisho, Maajo 23, 2013 (GT):  Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir...
Written on 22/05/2013, 13:58
raiisul-wasaaraha-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-soomaaliya-u-qaabilsan-midowga-africa
Muqdisho, 22, Meey, 2013.(GT): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)...
Written on 21/05/2013, 16:03
battle-for-somali-cracking-down-shababs-nests-in-mogadisho
Mogadisho, 21 May 2013 (GT)(: The Somali National Security Forces supported by the African Union Mission in Somalia have...
Written on 20/05/2013, 19:23
Muqdisho, 20, Meey 2013 (GT) : Waxaa filayo in maalinta arbacada cod loo qaado mooshin ay xubbno ka tirsan baarlamaanka...
Written on 20/05/2013, 16:41
Mogadishu, 20 May 2013 (GT): June will be the start of a new phase of United Nations engagement in Somalia, when the new...
Written on 20/05/2013, 16:37
Mogadishu, Somalia , 20 May 2013 (Gt) - Somalia's new government said on Monday it was pursuing talks to resolve rival...
Written on 20/05/2013, 16:30
Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay  khal khalgeliyaan horumarka...
Written on 18/05/2013, 16:47
ururbulshadeed-lagu-daahfurayo-minneapolis-mn-axada-26-may
Minneapolis, Mn, USA, 18 May 2013 (GT): Waxaa dhawaan lagu daahfuri doonaa urur bulshadeed la magac baxay Ururka Wadinyiinta...
Written on 17/05/2013, 14:31
Muqdisho, 17, May, 2013.(GT):  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon...
Written on 16/05/2013, 14:21
Muqdisho, 16, Meey, 2013  (GT): Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ee qeexaya qaab-dhismeedka dawlad-goboleedyada...
Written on 16/05/2013, 14:18
Muqdisho, Soomaaliya, 16,05,2013 (GT):  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa...
Written on 15/05/2013, 18:32
kismaayo, 15 may 2013 (GT): Kismaayo ayaa mar kale dib ugu laabatay nasiib xumadii lagu bartay intii wadanka Soomaaliya...
Written on 15/05/2013, 14:16
Kismaayo, 15 May, 2013(GT):  Waxaa goordhawayd lasoo gabagabeeyay doorashada madaxweeynaha dowlad goboleedka Jubbaland,...
Written on 15/05/2013, 14:08
MINNEAPOLIS, USA, 15 May 2013 (GT):  Two men who left Minnesota to join al-Shabab in Somalia were sentenced...
Written on 15/05/2013, 14:05
Mogadishu, 15 May 2013, (GT):  The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, today...
Written on 15/05/2013, 13:58
midowga-yurub-oo-gudaha-soomaaliya-ku-tababaraya-ciidanka-xooga-dalka
Muqdisho, 15 Meey 2013 (GT): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa...
Written on 15/05/2013, 13:53
Muqdisho, Meey 15, 2013, (GT): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon...
Written on 15/05/2013, 13:52
Muqdisho, Meey 15 2013 (GT):  Ra'iisul Wasaarha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdon "Saacid"...
Written on 14/05/2013, 20:19
 Muqdisho, 14 Meey, 2013 (GT): Waxaa Caawa Kulamo xasaasi ah ee kasoconayaan Xafiiska R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka...
Written on 14/05/2013, 20:09
raiisul-wasaaraha-waan-qaadanay-qorshaha-midaynta-deeqaha-caalamka-new-deal-process
Muqdisho, Meey 14, 2013 (GT):  Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax...
Written on 14/05/2013, 14:26
Muqdisho, 14 Maajo 2013 (GT): Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somalia oo gaaraya ku dhowaad 60 ayaa lagu soo waramayaa...
Written on 14/05/2013, 14:16
Minneapolis, Mn, May14, 2013 (GT): A former foot solider for the terrorist group al-Shabab has been sentenced to 10 years in...
Written on 14/05/2013, 14:11
Cabudwaaq, Somalia 14 Maajo 2013 (GT): Warar naga soo gaaraya degmada Dhabad ayaa sheegaya in shalay nin dhalinyara ah lagu...
Written on 13/05/2013, 14:49
Kampla, (The Observer) 13, May 2013 (GT): It has been two decades of mayhem, chaos and bloodletting in Somalia. ...
Written on 13/05/2013, 14:15
MOGADISHU, Somalia  May 11, 2013 (GT):  An upsurge of gang rapes has hit the breakaway region of Somaliland — a...
Written on 11/05/2013, 20:47
faaalo-faysal-cali-waraabe-oo-u-soo-dhuunatay-madaxweynaha-soomaaliya-xasan-sh
London, 11 Maajo 2013 (GT): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo maalmahan booqasho ku...
Written on 10/05/2013, 14:42
Kismayo, May 10, 2013 (GT): A fierce fighting between Alshabab militia and the Raskamboni brigade occurred last night at the...
Written on 10/05/2013, 14:40
Mogadishu, May 10, 2013 (GT): A senior United Nations official today stressed the need for widespread support from the...
Written on 10/05/2013, 14:33
battle-for-somalia-over-3000-unisom-peace-keeping-troops-died-in-somalia
Mogadishu, May 10, 2013 (GT) : As many as 3,000 African Union peacekeepers have been killed in Somalia in recent years in an...
Written on 09/05/2013, 14:03
Muqdisho, Maajo 9, 2013 (GT): Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii...
Written on 09/05/2013, 13:27
Boosaaso, 9 Maajo 2013, GT):  Ciidamada Daraawiishta Puntland ee difaaca kaga jiray deegaanka Sugure ee Duleedka...
Written on 09/05/2013, 13:20
London,  9 Maajo, 2013 (GT): Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur...
Written on 08/05/2013, 19:57
Bosaaso, 8 maajo 2013 (GT): Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamo...
Written on 08/05/2013, 12:21
madaxweynaha-soomaaliya-oo-london-kula-kulmay-ganacsato-iyo-maalgaliyaal-soomaali-iyo-ajaanib-sawiro
London UK,08 May,2013(*GT ): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Maxamud oo khudbad ka...
Written on 08/05/2013, 02:04
Muqdisho, 7 Maajo, 2013 (GT): Warar laga helayo magaalada Buulabarde ayaa sheegaya in caawa Fu’aad Maxamed Shangole oo ka...
Written on 07/05/2013, 17:25
rebuilding-somalia-is-britain-playing-catch-up
London,  May 7, 2013 (GT): As the Somalia Conference opens in London, Somali reporter Jamal Osman gives a personal...
Written on 07/05/2013, 16:03
London, May 07, 2013 (GT) : Waxaa lasoo gabagabeeyaey shirkii London ee looga hadlayey horumarinta Soomaaliya, waxaana...
Written on 07/05/2013, 15:13
halganka-soomaaliya-raiisul-wasaaraha-oo-maanta-ka-qayb-galay-dibad-bax-lagu-taageerayo-shirka-london-oo-ka-dhacay-muqdishosawiro
Muqisho, 07, May, 2013 (GT):  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)...
Written on 07/05/2013, 15:11
Mogadihsu, May 7, 2013 (GT): His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today addressed big rally to support the...
Written on 07/05/2013, 12:26
madaxweynaha-soomaaliya-oo-furay-shirka-london-sheegayna-in-somaliya-ay-diyaar-tahay
London, UK 07 May 2013(GT) : Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra’iisul...
Written on 06/05/2013, 16:05
Mogadishu, MAy 6, 2013 (GT): The dried fruits, packed into hundreds of sacks, are being offloaded from trucks and hoisted by...
Written on 06/05/2013, 15:41
sahra-dawo-and-abdinur-from-durdur-1980s-songs-you-probably-never-listen
Columbus, Ohio, MAy 6, 2013 (GT): Imagine the capital of Somalia, Mogadishu, in the 1980s. You can't, right? Neither can...
Written on 06/05/2013, 15:27
NAIROBI, Kenya, May 6, 2013 (GT):  President Uhuru Kenyatta has arrived in the United Kingdom for the London Conference...
Written on 06/05/2013, 15:20
Mugaduhsu, May 6 2013 (GT): Last year, the arrival form in Somalia's war-shattered capital demanded visitors list the...
Written on 06/05/2013, 15:13
Muqdisho, Meey 5, 2013 (GT):  Ra’iisul Wasaaraxa Xukuumada Fedaraaliga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon...
Written on 06/05/2013, 06:24
KAmpala, May5, 2013 (GT): President Yoweri Museveni has stressed the need for capacity building for the people of Somalia...
Written on 03/05/2013, 16:19
NAIROBI, May 3, 2013 (GT) :  Kenyan President Uhuru Kenyatta said on Thursday that his decision to appoint...
Written on 03/05/2013, 16:09
Nairobi, Kenya, May 3, 2013 (GT): THE United Kingdom and Uhuru Kenyatta government appear to have finally struck a deal to...
Written on 03/05/2013, 16:02
Nairobi, Kenya, May 3, 2013 (GT): THE United Kingdom and Uhuru Kenyatta government appear to have finally struck a deal to...
Written on 03/05/2013, 15:51
Nairobi, May3, 2013 (GT): The Kenyan president, Uhuru Kenyatta, who faces charges of crimes against humanity at the...
Written on 03/05/2013, 15:51
Nairobi, May3, 2013 (GT): The Kenyan president, Uhuru Kenyatta, who faces charges of crimes against humanity at the...
Written on 03/05/2013, 14:31
Newyork, 3 Maajo 2013 (GT): Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa khamiistii shalay ansixiyay howlgal cusub oo loogu...
Written on 03/05/2013, 13:34
Nairobi, Kenya, May 3, 2013 (GT):  A decision by extremist Islamic militants to ban delivery of food aid and a...
Written on 03/05/2013, 12:20
Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Ku-Simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka, ahna Guddoomiye Ku xigeenka Guddoomiye Ku xigeenka...
Written on 02/05/2013, 19:50
Muqdisho, Maajo 02, 2013 (GT): Madaxweynaha Somaaliya, Xasan Sheekh,  ayaa khudbad uu ka jeediyay kulan gaar ah oo uu...
Written on 02/05/2013, 19:44
dibuhabaynta-dhaqaalaha-dalka-iyo-taliyayaal-la-ansixiyey-sawiro
Muqdisho, 2 Maajo, 2013(GT): Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayay...
Written on 02/05/2013, 14:45
golaha-wasiirada-oo-ansixiyey-taliyeyaasha-amniga-iyo-qorshaha-maamulka-maaliyada-dalka
Muqdisho, May, 02, 2013 (GT):  Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya oo uu shir...
Written on 02/05/2013, 12:27
North Dekota, USA, 2 Maajo, 2013 (GT): Maxkamad kutaala Dalka Mareykanka ayaa xukun Xabsi daa’in ah ku riday Muwaadin...
Written on 02/05/2013, 12:23
Muqdisho, 2, Maajo 2013 (GT): Warar hordhac oo ka soo baxaya shirka Golaha Wasiirada oo hadda ku jira shirkii Khamiistalaha...
Written on 02/05/2013, 05:27
Mogadishu, May 2, 2013 (GT): On May 7 50 countries will meet in London to support the nation-building project in Somalia. It...
Written on 02/05/2013, 05:15
battle-for-somalia-somalia-is-close-to-coming-out-of-the-qquagmireq-of-terror-and-violence-says-president-on-sky-news
Mogadishu, May 2, 2013 (GT): The Somali President says the al Shabaab terrorists operating in his country have been...
Written on 02/05/2013, 05:04
Abu dabi , May 2, 2013 (GT) : A joint funding of Dh11.6 million (2 million pounds) to help Somalia tackle the issue of...
Written on 02/05/2013, 04:51
Muqdisho, 1 Maajo, 2013 (GT): Waraaqdan cayda iyo cambaaraynta ah oo lagu hagaajiyay hoggaamiyaha al-Shabaab Axmed...
Written on 02/05/2013, 04:45
alamrikis-battle--foreign-fighters-in-showdown-with-al-shabaab-leader
Mogadishu, May 2, 2013 (GT): A number of events in recent days have exposed the escalating showdown between various splinter...
Written on 02/05/2013, 04:38
potential-sources-to-somalias-economic-recovery
Mogadishu, May 2, 2013 (GT): Somalia's first permanent government in 22 years faces significant obstacles in getting the...
Written on 30/04/2013, 17:55
new-report-somalia-famine-killed-260000
NAIROBI, Kenya April 30, 2013 (GT): The 2011 Somali famine killed an estimated 260,000 people, half of them age 5 and...
Written on 30/04/2013, 17:46
Muqdisho, Abriil 30, 2013 (GT): Saraakiil badan oo kamid ah hogaanka kooxda Shabaab ayaa waxa ay soo saareen fadwo ay ku...
Written on 30/04/2013, 17:34
danish-filipino-hostages-freed-in-somalia
COPENHAGEN, Denmark (GT):  Two Danes and four Filipinos who were held hostage in Somalia for more than two years...
Written on 30/04/2013, 17:28
Bosaso, April 30, 2013 (GT): Authorities in Somalia's Puntland region have executed 13 al-Shabab militants who were...
Written on 30/04/2013, 17:21
Mogadisu, April 30, 2013 (GT)An American extremist in Somalia is fighting former comrades in the Al-Qaeda linked Shebab...
Written on 30/04/2013, 12:18
Garoowe,Soomaaliya,29 April 2013(GT): Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi...
Written on 29/04/2013, 15:21
Muqdisho, April 29, 2013-----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii ay yeesheen uga hadleen...
Written on 29/04/2013, 15:19
Muqdisho, Abriil 28, 2013-(GT): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta...
Written on 29/04/2013, 15:16
Muqdisho, Abriil 28, 2013 (GT): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta...
Written on 27/04/2013, 23:04
madaxweyhana-soomaaliya-xasan-sh-oo-booqasho-gaaban-ku-tagay-kenya-lana-kulmay-kenyatta
Mombasa Kenya, April,27, 2013 (GT):  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud...
Written on 25/04/2013, 13:04
Muqdisho, Abriil 25, 2013(GT): . Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud...
Written on 25/04/2013, 13:02
Muqdisho, Abriil 25, 2013 (GT):  Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax...
Written on 24/04/2013, 16:58
rwoo-maanta-kormeeray-xarumaha-tababarka-ciidamada-iyo-wasaaraddo-sawiro
Muqdisho, April 24, 2013 (GT): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa...
Written on 24/04/2013, 14:49
Adis Ababa, Abriil 24, 2013 (GT) : Raisul wasaaraha Itoobiya Haile-marim Desilgn ayaa sheegay in ciidamada dalkaas si...
Written on 24/04/2013, 14:25
Nayroobi, Abriil 24, 2013 (GT): Ayadoo muddoyinkan ay dhibaato xoog leh ku hayeen wadanka keenya qaraxyo iyo dilal ay k...
Written on 24/04/2013, 14:19
Hargeysa, ABRIIL 24, 2013 (GT): Feysal Cali Waraabe ayaa u mahad celiyay Baarlamanka Soomaaliya kadib markii ay ka hor hor...
Written on 24/04/2013, 14:14
Muqdisho, Abriil 24, 2013 (GT) : Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya hay´daha laamaha Sirdoonka Dawlada ayaa xaqiijinaya...
Written on 24/04/2013, 04:19
madexweyne-uhuru-kenyatta-oo-ku-dhawaaqay-qaar-ka-mid-ah-xubnaha-golaha-wasiiraddiisa-cusub
Nairobi, Abriil 23, 2013 (GT): Madaxweyne Uhuru ayaa ku dhawaaqay magacyada wasiirada Arrimaha Dibedda, Caafimaadka,...
Written on 23/04/2013, 15:42
(GT): THE Indian Ocean albacore stock is overfished and management measures should be adopted to prevent this, the...
Written on 23/04/2013, 15:37
MAURITIUS (GT):  The Mauritian government should refuse port clearance for a South Korean ship accused of illegal...
Written on 23/04/2013, 14:41
Mogadishu, April 23, 2013 (GT): Efforts by the Somali federal government to form interim administrations in parts of the...
Written on 22/04/2013, 14:37
Muqdisho, Abriil 22, 2013...... Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Fedaraaliga ah ee Soomaaliya muddane Cabdi Faarax Shirdoon...
Written on 20/04/2013, 19:49
raiisal-wasaaraha-oo-hortegay-golaha-baarlamaanka-kana-jawaabay-suaalihii-xildhibaanada
Muqdisho, April 20, 2013 (gt): Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta hortegay kalfadhigii labaad...
Written on 20/04/2013, 19:40
 AdisAbaba, Abriil 20, 2013 (GT): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...
Written on 20/04/2013, 03:51
madaxweynaha-oo-ka-qeb-galayo-shir-looga-hadlayo-amniga-qaaradda-afrika
Muqdisho, Abriil 20, 2013 (GT): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi...
Written on 19/04/2013, 05:33
Muqdisho, April 19, 2013(GT): -Shirkii golaha wasiiirada oo uu shir gudoominayay Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaaliga ah...
Written on 18/04/2013, 15:40
sh-shakuul-oo-olole-adag-u-galaya-madaxweynanimada-dawlad-goboleedka-jubbaland-oo-booqday-isbitaalka-kismaayo
Kismaayo, Abriil 18, 2013 (GT): Sh Maxamed Ibraahim “Shakuul” oo ah musharaxa u taagan qabashada xilka hogaanka maamulka...
Written on 18/04/2013, 15:24
CMuqdisho, Abriil 18, 2013 (GT): Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta baneeyay Guryo ee lahaayeen dad shacab ah oo...
Written on 18/04/2013, 15:21
Baardheere, Abriil 18, 2013 (GT): Wararka aan ka heleyno Degmada Baar dheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay halkaasi...
Written on 18/04/2013, 15:16
Muqdisho, Abriil 18, 2013 (GT): Xukuumada Somalia ayaa maanta ku dhowaaqday safiirka cusub ee wakiilka uga noqonaya dalka...
Written on 18/04/2013, 14:38
Mogadishu — Over the past few weeks the Somali government has begun implementing new tactics to combat the longstanding...
Written on 18/04/2013, 14:28
elope-rises-as-the-shabab-loses-ground
WALAWEYN, Somalia, APril 18, 2013 (GT): Outside a dilapidated two-story building, Abdi Ali says goodbye to his veiled...
Written on 17/04/2013, 17:31
NEW YORK, April 16, 2013 (GT): The International  Monetary Fund (IMF) recognition of Somalia on Friday after a 22...
Written on 17/04/2013, 17:24
NAIROBI, Kenya April 17, 2013 (GT):  Attitudes in Somalia toward a practice that critics decry as torture may be...

News in English

Sports - Ciyaaraha

Written on 01/09/2012, 19:47
premier-league-man-city-oo-guul-gaartaytottenham-swansea-iyo-wigan-oo-bar-baro-lagu-celiyay-iyosawirro
01-09-2012. Kulamo ka tirsan Premier League ayaa dhawaan idlaaday oo la ciyaaray, kooxda xafidaneysa horyaalka ee Man City ayaa guul gaartay halka...
Written on 01/09/2012, 19:23
timirba-lafaa-ku-jirta-napoli-marna-soo-iibsan-mayso-ciyaaryahan-ka-tirsan-real-madridwaayo
01-09-2012. Waxaa la isla dhex marayay inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda in naadiga Napoli ee ka ciyaarta Serie A-da dalka Talyaaniga in...
Written on 01/09/2012, 19:18
real-madrid-oo-hagareysay-kaka-waa-maxay-sababata-ay-u-iibin-waysay
01-09-2012. Tan iyo waqti dheer waxaa la hadal hayay in xiddiga reer Brazil ee u safta Real Madrid Ricardo Kaka inuu ka tagayo kooxda, haddii uu dib ugu...
Written on 31/08/2012, 17:46
isku-aadka-europa-league-oo-la-soo-saaray-kooxehee-isku-group-ah
31-08-2012. Isku aadka Europa League oo la soo saaray, ma jiraan Group lagu magacaabi karo Group-kii dhimashada, waayo waxaadba moodaa in la isku jaan...
Written on 31/08/2012, 17:41
rasmi-alessandro-del-piero-oo-wada-xaajood-dheer-kaddib-ku-biiray
31-08-2012. Xidiggii hore ee Xulka Qaranka Talyaaniga iyo Kooxda Juventus Alessandro Del Piero oo 19-sanadood difaacayay Funaanadda "Bianconeri" ayaa...
Written on 31/08/2012, 17:38
rasmi-charlie-adam-oo-ka-dhaqaajiyay-liverpool-kuna-biiray-stoke-city
Adam oo daafaha haya maaliyada naadigiisa cusub ee Stoke City 31-08-2012. Xiddiga gaaban ee reer Scotland Charlie Adam ayaa isaga dhaqaajiyay naadiga...
Written on 31/08/2012, 17:36
rasmi-van-der-vaart-oo-dib-ugu-laabtay-kooxdiisa-hamburg
Van der Vaart oo sare u haya maaliyada naadigiisa cusub ee Hamburg 31-08-2012. Naadiga  Hamburg ee ka ciyaarta Bundesligaha dalka Jarmalka ayaa ku...
Written on 31/08/2012, 17:34
rasmi-dimitar-berbatov-oo-ku-biiray-kooxda-fulham
Berbatov oo aakhirkii ku biiray kooxda Fulham 31-08-2012. Weeraryahanka Reer Bulgaria iyo kooxda Mnachester United Dimitar Berbatov ayaa go'aansaday in...
Written on 31/08/2012, 17:32
rasmi-douglas-maicon-oo-ku-biiray-kooxda-manchester-city
Maicon oo sare u haya funaanadda kooxdiisa cusub ee Manchester City 31-08-2012. Kooxda Kubadda Cagta Manchester City ee haysata Horyaalnimada dalka...
Written on 31/08/2012, 17:29
rasmi-ibrahim-afellay-oo-ku-biiray-kooxda-schalke-04-daawo-sawirrada
Afellay oo dhinac kala haya funaanadsiisa cusub ee Schalke 04 tababare Haab Stevens 31-08-2012. Weeraryahanka xulka Qaranka Holland iyo kooxda Barcelona...
Written on 31/08/2012, 17:26
rasmi-tottenham-oo-la-wareegtay-goolhaye-hugo-lloris-iska-fasaxday-giovanni-dos-santos
31-08-2012. Iyadoo Saqda dhexe ee Caawa albaabada la isugu dhufan doono suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda Ingiriiska ayaa kooxda Kubadda Cagta Tottenham ee...
Written on 31/08/2012, 17:23
de-jong-oo-gaaray-milano-si-rasmi-ahna-ugu-biiray-kooxda-ac-milan
De Jong oo gacan qaadaya Guddoomiye ku xigeenka Milan Adriano Galliani 31-08-2012. Waxaa goor dhoweyd soo gaaray magaallada Milano ee dalka Talyaaniga...
Written on 30/08/2012, 17:46
iniesta-oo-ku-guuleystay-cayaaryahanka-ugu-wanaagsan-yurub-20112012
30-8-2012 - Waxa hadda lagu dhawaaqay in Iniesta uu yahay cayaaryahanka ugu wanaagsan ee Yurub ee xilli-ciyaareedkii 2011/12. Waxaa tartanka kala...
Written on 30/08/2012, 17:27
isku-aadka-champions-league-oo-la-sameeyey-iyo-real-madrid-oo-gashay-group-ka-dhimashada
30-08-2012. Waxaa daqiiqado yar ka hor la soo gabo gabeeyay isku aadka koobka dhaga waynaha ee Champion League, kooxda Real Madrid oo inta badan gasha...
Written on 30/08/2012, 17:22
eufa-super-cup-wax-badan-ka-ogoow-kulanka-adag-ee-berri-dhex-maraya-chelsea-iyo-athletico-madrid
30-08-20012.Kooxaha Kubadda Cagta Chelsea iyo Athletico Madrid oo ka kala dhisan Ingiriiska iyo  Spain ayaa berri ku kulmi doona Final-ka European...

Warar Xiiso Leh

Written on 02/06/2012, 02:35
qododo-muhiim-ah-oo-kasoo-baxay-shirki-istanbul-iyo-heshiis-taariikhi-ah-oo-kala-saxiixdeen-dowladaha-somalia-iyo-turkey
Gelinsoortimes-Puntland-Soomaalia-Waxaa daqiiqado ka hor si rasmi ah usoo xirmay shirki Istanbul ee labadi maalin ee lasoo dhaafay lagu lafa...
Written on 29/05/2012, 04:10
ciidamada-sida-gaarka-ah-u-tababaran-alfa-group-oo-loo-dhiibaya-sugida-amaanka-suuqa-bakaaraha-sawiro
waxaan halkaan idinkugu soo gudbinaynaa Sawirada Ciidamada Dowladda ee sida gaarka ah u tababaran laguna magacaabo (Alfa Group), kuwaas oo heegan...
Written on 29/02/2012, 04:29
jaaliyadda-norway-oo-si-heer-sare-ah-u-soo-dhoweysey-raiisul-wasaaraha-soomaaliya
Gelinsoortimes-Puntland-Somalia-Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalmahan ku sugnaa Oslo oo uu halkaas ku joogey booqasho rasmi ah ayaa Jaaliyadda...
Written on 21/02/2012, 03:38
raiisul-wasaaraha-soomaaliya-oo-kulamo-la-qaatay-acp-iyo-masuuliyiinta-belgium
Gelinsoortimes-Puntland-Somalia- Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Brussels si uu kulamo ula...
Written on 22/01/2012, 06:19
madaxweynaha-iiranaan-ayaa-sheegay-in-ay-sirdoonka-maraykanka-cia-iyo-yahuudumossad-ay-ka-dambeeyeen-dilkii-saynisyahanka
        AFP By Marc Burleigh   Hogaamiyaha Xisbiga haya talada dalka iiraan ayaa ku eedeeyay laamaha sirdoonka...
Written on 13/01/2012, 05:08
dowlada-suuriya-oo-sheegtay-in-ay-baarayaan-gantaal-uu-ku-dhintay-wariye-u-dhashay-dalka-faransiiska-oo-lagu-dilay-dalkaasi
Gelinsoortimes-Garowe-13-1-12.Madaxweynaha dalka Suuria Mr-Bashar-Al-asad ayaa war uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in dowlada dalkaasi ay wado...
Written on 27/12/2011, 06:44
madaxdii-ugu-horeysay-ee-jaamacad-carabta-oo-maanta-la-filayo-in-ay-gaaraan-dalka-suuriya
Gelinsoortimes-Garowe-27-Dec.   Xubno ka mid ah gudi loo xilsaaray Joojinta dagaalada ka taagan wadanka Suuriya ayaa maanta la filayaa in ay...
Written on 27/12/2011, 05:04
warbixin-ay-soo-saartay-c-pj-oo-lagu-sheegay-in-dalalka-somalia-ciraaq-iyo-philippine-ay-yihiin-dalalka-lagu-laayo-saaxafada
  Warbixin Sanadeedka uu soo saaro guddiga difaaca suxufiyiinta caalamka ee loo soo gaabiyo CPJ ayaa sanadkan 2011 waxa markale Soomaaliya ay...
Written on 27/12/2011, 05:00
dowlada-shiinaha-oo-xustay-howgalkii-seddaxaad-ee-ka-dhan-ah-burcad-badeeda-soomaalida
  Maalintii shaley ciidamada bada ee dalka Shiinaha waxa sameeyeen howlgalkii seddaxaad ee ka dhanka burcad-badeeda Soomaalida ah kuwaas oo ka...
Written on 18/12/2011, 20:31
reysal-wasaare-cabdiweli-oo-wal-wal-ka-muujiyay-goaanka-dowladda-mareykanka-ee-joojinta-xawaaladdaha-soomaalida
Muqdisho, Axad, December 18, 2011-------Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta ka hadlay go’aanka ay dowladda Mareykanka...
Written on 29/11/2011, 05:26
dowlada-uk-oo-shaacisay-waqtiga-qabashada-shirkii-caalamiga-ahaa
    London-Gelinsoortimes-29-11-11.Dowlada Uk ayaa waxay shaaca ka qaaday in magaalada London ee xarunta dalkaasi lagu qaban doono shir ku...
Written on 29/11/2011, 04:44
ardey-deeq-waxbarasho-ka-heshay-sacuudiga
Riyadh-Gelinsoortimes-29-11-11.Dowlada boqortooyada Sacuudiga Arabiga ayaa deeq waxbarasho lacag la'aan ah siiyay Ardey Soomaaliyeed oo ka mid ah kuwa...
Written on 28/11/2011, 03:46
doorashooyinka-baarlamaanka-oo-maanta-lagu-wado-in-ay-ka-bilowdaan-wadanka-masar
Qaahira-Gelinsoortimes-28-11-11Shacabka ku dhaqan wadanka Masar ayaa maanta lagu wadaa in ay u dareeraan cod bixinta doorashooyinka ku aadan sidii ay ku...
Written on 25/11/2011, 21:13
daawo-sawirada-reysal-wasaare-gaas-oo-kubbad-ku-ciyaaraya-xeebta-liido
    Muqdisho, November 25, 2011----------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo...
Written on 24/11/2011, 21:13
Muqdisho, Khamiis, November 24 2011------Shir ay maanta isagu yimaadeen Golaha Wasiirada oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr...

Videos