Reysal Wasaare Saacid oo Golahiisa Wasiirada kala hadlay Qorsha 100-Maalmood ee Xukuumada
Muqdisho (GT) Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa maanta waxay kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho waxayna ka hadleen qorsha sanadka soo socda ee dowlada.
Kulanka Golaha Wasiirada ayaa maanta lagu soo beegay 45-cisho kadib markii la ansixiyay 10-kii Wasiir ee uu soo magacaabay Ra'iisul Wasaare Saacid, waxaana kulanka lagu balaman in marka la gaaro 100-maalmood shacabka loo soo bandhigo waxqabad dhameystiran, inkastoo 55-maalmood ay ka harsan tahay.
Ra'iisul Wasaare Saacid ayaa intii uu socday kulanka kula dar daarmay Golihiisa Wasiirada inay karti iyo dadaal muujiyaan, isla markaana ay dhex marto wasiirada wada shaqeyn ku dhisan xiriir dhow iyo daacadnimo.
Kulanka Golaha Wasiirada ayaa noqonaya kii u horeeyay ee ay u dhan yihiin dhamaan Wasiirada, waxaana intii 10-ka wasiir ay ahaayeen kulamada qaar ay dib ugu dhacayeen kooram la'aan ama tirada loo baahnaa aan soo dhameystirmin.
Gelinsoortimes - Xafiiska Muqdisho
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































