Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo Hay'adaha Samafalka Baaq ujeediyey
Kismayo, Somalia (GT) Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa Hay’adaha Gargaarka ugu baaqay in ay Gargaar bini’aadannimo la gaaraan shacabka ku nool magalaada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose oo uu sheegay inay haysato nolol xumo Balaaran. wasiirka oo Horkacayey Waftigii Dowlada Somaliya kasocday ee Labad Bari Kusugnaa Magalada Kismayo, aya sheegay
in ay indhahooda ku arkeen Rafaadka iyo Dhibaatada Kamuuqatada dadka kunool Kismayo Dhibaatadaas oo iskugu Jirta Dhinaca Nolasha iyo Caafimaadka..
Cabdikariim Xuseen Guuleed oo Warfidiyeenka kula hadlay Garoonka Diyaaraha ee magaalada Kismaayo ayaa ka codsaday hay’adaha Gargaarka ee QM iyo kuwa Caalamiga ah in si deg deg ah ula soo gaaraan Mucaawino bini’aadannimo, asagoo intaa ku darey in mas’uuliyiinta magaalada Kismaayo ay diyaar u yihiin soo dhoweynta hay’adaha una sahlayaan tasiilaadka ay u baahan yihiin.
Cabdikariim ayaa sidoo kale ugu baaqay inay hay’adaha laga doonayo inay xafiisyo ka hirgaliyaan Magaalada Kismaayo kana qaybqaataan dib u soo celinta adeegyada Bulshada sida Daryeelka Caafimaadka, Tacliinta iyo waxyaabaha aasaasiga u ah nolasha Bini aadanka.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































