Golaha Baarlamaanka Somaliya oo Maanta Meel mariyey Miisaniyadii Sanka soosocda Kadib Markii wax laga Soobadalay
Guqdisho(GT) 30 December 2012
Goalaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay Cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen Miizaaniyada Sanadka fooda nagu soo haya, kadib markii Wasiirka wasaarada Maaliyada uu wax ka bedel kusoo sameeyay markii
baarlamaanku maalma kahor diideen ansixinteeda. Miizaaniyada la'ansixiyay ayaa waxaa lasheegay in isbedel xoog leh lagu soo sameeyay, iyada oo xafiisyada Madaxweynaha, R/wasaaraha, iyo wasarada arimaha gudaha laga dhimay lacago gaaraya min 1-milyan oo Doolarka mareykanka ah, sidoo kalana wasaarada horumarinta Bulshada lagu kordhiyay 3-malyan in kabadan, waxaana Ciidamada Xooga Dalka loogu daray qarashkii horay loogu qoondeeyay 11,238,000 oo doolar. 177 mudane ayaa kusoo xaadirtay Goobta Codeeynta, 43-aad ee kalfadhiga 1-aad waxaana codka gacan tagga ah ku ogolaaday 176, hal xildhibaan ayaa ka aamusay mudane diidayna majiro, sida uu ku dhawaaqay gudoomiya ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad oo shir gudoominayay kulankii maanta. Shalay ayeey aheyd markii Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya oo ka hor hadlaye Baarlamaanka Soomaaliya hortooda uu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan wax looga badalayo miisaaniyada sanadka ee Xukuumada Baarlaamaankana la horkeenayo
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































