Ra’iisul Wasaare Saacid oo Kadhawajiye in mardanbe Kismaayo Dhiig Dambe ku Daadan donin iyo arimaha Somaliland waxa ay kaqaban
Reysulwasaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) oo ka hadlay Dilalka qorsheysan ee kadhaca Magaalada Kismaayo ayaa waxa uu wacad ku maray inuusan halkaasi dhiig dambe uga daad doonin shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan, ayna Kudadali doonana badbadada Shacabka Jubooyinka. Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) ayaa sidoo kale sheegay inay la dagaalamayaan Al-Shabaab oo uu sheegay inaysan Dowladnimada dooneyn. Dhinaca Kale Raysal wararaha oo lahadlayay Xildhibaanadda baarlamanka ayaa shaaciyay sida laga yeelayo wadahadalkii goor hore lbilaawday ee Dowlada Soomaaliya ay ku dooneysay in Soomaaliya oo mid ah la helo, "Waxaan daneeynaya in aan idiin Sheego meesha Dowladeenu ay ka taagantahay Wadahadalkii aan labiloownay Somaliland, wadahadalaasi way sii socnayaan waliba si dar dar leh, ilaa laga helo Soomaali oo waqooyi iyo koofur mideysan", R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid" aya Sheegay Dowladii KMG aheyd ee ugu danbeysay ayaa waxa ay wadahadalka labilaawday Somaliland markii ugu horeysay tan iyo markii Somaliland sheegaty in ay isaga go'aday Soomaaliya inteeda kale bilaawgii 1990-kii inkasta oo aqoonsi Caalami ah aysan kasban.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































