Magacyada dadkii Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Shil ka dhacay dalka Liibiya Oo Safaarada Soomaliya soo gudbisay(aqriso)
Muqdisho(GT)Sida uu Idacaddaha magaalada Muqdisho uu uga warbixiyay Safiirka Soomaaliya ee dalka Liibiya Cabdi qani Max’ed Waceys waxaa la helay Tirakoobka Rasmiga ah dadkii soomaalida ahaa ee ku dhintay shilkii ka dhacay dalka Liibiya.
Mr Waceys ayaa tilmaamay in sida ay xaqiijiyeen dadka dhintay ay gaarayaan illaa 18 qof halka oo 2 ka mida ay ka soo Jeedaan dalka Eretria
16 ka qof ee Soomaalida ah ee halkaasi ku dhimatay ayaa waxa ay isugu Jiraan Gabdho iyo wiil iyadoo wiilashu ay gaarayaan illaa 10 qof halka gabdhahana ay yihiin 6 gabdhood.
Waana Kan Liiska Safaaraddu ay soo gudbisay walow qaar ka mida dadkaasi aan la helin Magacyadooda Rasmiga ah.
Wiilasha
1:Cali Cabdulle Xirsi
2:Xasan Cismaan Jeylaani
3:Max’ed deeq Barqad Cali
4:Cabdi Raxiin
5:Askar
6:Muuse
7:Sugaal
8:Saciid
9:Axmed
10:Axmed Qadar
Gabdhaha
11:Sacdiyo Max’ud Xasan
12:Saamiyo
13:Yaasmiin
14:Dahabo
15:Xaawo
16:Aasiyo Cismaan Max’ed
Gelinsoortimes-Xafiiska Muqdisho
Allah ha u naxariisto dhamaan wiilasha iyo gabdhaha ku dhintay shilkaan. Soomaali waxaan dhihi lahaa iska daaya tahriibka oo wadankiina iska jooga. Aduunka maantay meel fiican ma leh...beel walba dhibaato baa taal.Mareykan- shaqo la'aan baa ka jirta.
Yurub-iyagii baa Soomaalidii dib u celinaaya
Carab-waad u jeediin dadkoodii baa kacay shaqo la'aan owgeed.
Asia- iyagii isku batay oo isqaadi la
Afrika-koonfur afrika baa xaga shaqada ku fiicneed iyadiina dadkii baa lagu leeyaa sanadwalba. Welina sanadkaan keliya 100 qof oo soomaali ah baa lagu dilay.
Latin Amerika-waa qaarad iska gaaja ah.
Marka walaalayaal maantay beel wadankeenii hooya kaga fiican ma leh....Kenyadii hantida badan la geliyayna waad u jeediin in laga kala cararay. Wadankiina joogo oo iska daaya tahriibkaan lagu baaba'ayo.
Waad mahadsantihiin bahda Gelinsoortimes, shaqadana meesha ka sii wada.
Wiil SoomaaliyeedQuote
waxaan aad uga xumahay waxii kadhacay liibiya waxaan kulatalin lhaa walaala ha soomaaliyeed in ay iska dayaan tahriibka wadan kooda hormrsadan intay wdankale ucararilahayen Quote
waxaan aad uga xumahay waxii kadhacay liibiya waxaan kulatalin lhaa walaala ha soomaaliyeed in ay iska dayaan tahriibka wadan kooda hormrsadan intay wdankale ucararilahayen Quote
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30



RSS

































