Midkamida Odayaasha Dhqanka Somaliyeed oo Xala Lagu Khaarajiyey Magalada Muqdisho
wararka nagasoo garaya Caasimada somalia aya sheegaya in Kooxo Hubeesan ay Xala Xaafada Korontada ee Degmada Wadajir ay ku toogteen mid kamid ah Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee ka koobnaa 135-Oday soona xulay Baarlamaanka Soomaaliya sidoo kale Ansixiyay Dastuurka KMG AH.
Maxamed Cismaan Suufi oo katirsana Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa Kooxo Hubeesan oo watay Bistoolado waxa ay ku dileen Xaafada Koronta ee Degmada Wadajir iyadoona Dilka kadibna ay kooxahaasi durba ka baxsadeen Goobta ay dilka ka fuliyeen. Dhacdada Kadib aya Ciidamo katirsan Dowlada ayaa soo gaaray Goobta Dilku ka dhacay iyadoona Ehelada Marxuunka oo iyana yimid halka lagu dilay Nabadoonka durba ay goobta ka qaadeen Meydka allaha u naxariistee Nabadoon Maxamed Cismaan Suufi, Mahan Markii ugu horeeysay oo oday Dhaqameed Somaliyeed Lagu Khaarajiyo Magalada Muqdisho Nabadoonka Xalay ladilay waxa kahoreeyey Labo Nabadoon oo kale oo ayana kamid aha Odayaashii soo xulay Golaha Marlamaanka somaliya.
Nairobi(GT)
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































