Nabadoon ismaaciil Qalinle oo Kugeeriyooday Magalad Muqdiso Gagadaal Dhaacay loogu Geeystay Magalada Kismayo
Nairobi(GT)28 December 2012
Allaha Uunaxariistee Waxa Magalada Muqdisho Kugeeriyooday Nambadoon Ismaaciil Qalinle oo aha Nabadoon iyo ganacsade sidoo kalana ahaa Afhayeenka Beelaha sade ee Gobolda Jubooyinka, Nabadoonka aya ugeeriyooday Dhaawac Kasoo gaaray
Xabado Lagu Dhuftay Xabadaha lagu Dhuftay Nabadoonka aya midka mida Waxay Kagashay Dhuunta Kadibna waxa looduuliyety Magalada Muqdisho ee Caasimada wadanka Somaliya Siloogu soo Dabiibo halkaas. Nabadoon Ismaciil aya xala Fiidkii ugeeriyooday Dhaawicii soogaray, Lama oga Cida xabadaha Kudhufatay nabadoonka. asgoo Gurigiisa usocada ayeey dablay aan haybtooda lagaraneey Rasaas Kufureen Nabadoonka. falkaan oo Kadhacay Magalada Kismayo oo uudagana Nabadoon ismaaciil Qalinle. waraka ayaa waxay sheegayaan in Wayahaan danbe uu Ku howlana Nadoonku Isku Soodhaweeynta Bulshada kismayo iyo in uu dadka kadhaadhiciyo in ay Nabad kuwada Nooladaan, sidoo kale Qalinle aya aminsana in inta an Maamul loosameeyn Goboladda Jubaland laga Hormariyo Xasilinta iyo adkeenyta amaamka Guud ee gobolda Jubaland, si ay usuura gasho in loosameeyo maamul lagu mideeysan yahay una dhanyihiin dadka gagan Gobolda Jubooyinka iyo Gedo. Weerarkaan nabadoonka lagu qaaday ayaa waxuu qeyb ka yahay falal argagagixiso-nimo oo waayadaanba lagu bar-tilmaameedsanayay qaar ka mid ah shacabka aan hubeysneyn ee ku dhaqan gudaha magaalada Kismaayo.

- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































