Tahniyad Xaflad Meher oo Loodirayo Daahir C/llahi Guumbe iyo Sacdiyo C/rahman Shiikh Maxamed
Nairobi (GT) 28 December 2012
Waxa Tahniyad Aroos loodiraya Lamanaha Iscalmaday ee kala ah Daahir C/llahi Guumbe iyo Sacdiyo Cabdiraxman Shiikh Maxamed Lamanaahan oo maalinti taariikhdu ayad 27 December 2012 Meherkoodu kadhacay Magalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya. Waxa Mudanaha Iyo Murwada is Calmaday Rabi looga baryaya in uu Kadhigo Kuwii isku waara Kalana hela Ubad Khayr Qaba Siraaxo iyo Nabad kudhisana Kuwada Qaata Nolasha Aduun, Waxa Ilaah looga baryayaa Lamaanahaan in uu kadhigo Guurkooda kii lagu daydo Kuna biloowda Baraare iyo Isfahan kuna Dhamada isjaceyl iyo isqadarin. Caruuska iyo Caruusada Waxaan Rabi uga baryeeyna Ubad Difaaca Diintooda Dalkooda iyo Dadkooda amiin Amiin Amiin.
Waxa Tahniyadaan Aroos diraya Dhamaan Dhalinyarada Ururka Gelinsoor United Youth Oragnization ee kukala nool Dunida Daafaheeda Waxaan idinla qeeybsaneeynaa wanaaga aad kutilaabsateen iyo Dhisida aad dhidhibada utagteen Reer Islaam ah. sidookale waxaa tahniyad taaslamid ah idin soodiya Shaqsiyaad kunoola Magalad Balaxawo oo uu Ugu Horeeyo aabe Jaamac Guumbe Iyo dhamaan asxaabtiina Kukala Nool daafaha caalmka

amiin amiin amiin ilaah ha idinka dhigo kuwii isku waara kala hela awlad wanagsan Quote
Waxaan idin leeyahay Guul iyo baraare Nulasha kuqaada asxaabeey labadii isku dhasha Nirgo qeyrqaba Noqda amiinQuote
isku wara kala hela waraso wanaagsan oo Wiilal iyo gabdho iskugu jirta amiiiiiiiiiiiii iiiiiiiiiiiiiii iinQuote
waxaad mudan tihiin in la idin kudaydo lakiin maxay idin kugu taalal Kenya manabadbaa?Quote
Waxaan halkaan hambalyo iyo tahniyad aroos uga dirayaa Adeerkay Daahir cabdullahi Guunbe iyo ina adeertay Sacdiya c/raxmaan shiikh. Waxaan leeyahay aroos wacan oo barako leh.Quote
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30



RSS


































