Xaalada Puntland Oo Qasan Iyo Maamulka Faroole Oo War Culus Ka Soo Saaray+ Video Mudaharaadyadii Shalay Ka Dhacay Kaalgacyo
Garoowe(GT)Maamulka Puntland oo ka hadlay banaanbaxyada shalay iyo doraad ka dhacayey magaalada Gaalkacyo iyo siyaasiyiinta dhaliilsan muddo korarsiga uu sameystay maamulka Faroole ayaa waxa uu sheegay maamulka Puntland uu tilaabo adag ka qaadi-doono cid kasta oo uu u arko inay caqabad ku tahay maamulka iyo homarka shacabka Puntland.
Wasiirka warfaafinta Puntland Eng. Maxamuud Caydiid Dirir oo shalay warfidiyeenka Puntland la hadlay ayaa sheegay in dad ku fashilmay siyaasadda Puntland iyo tan guud ee dalka ay doonayaan sida uu yiri inay khalkhal gelinyaan amaanka Puntland, wuxuuna intaasi ku daray in shaqsiyaad maamulka Puntland hormarka uu gaaray diidan, kana soo horjeeda geedi socodka dimuqraadiyadda iyo in dalku uu ka gudbo nidaamka qabiilka ay wadaan banaanbaxyo iyo hadalo dacaayado ah, kuwaas oo uu sheegay inay talaabo adag ka qaadi doonaan haddii ay ka waantoobi-waayaan falalka ay wadaan sida uu yiri.
“Waad ogtihiin in bishii April ay Isimada, Cuqaasha, mas’uuliyiin ka socotay dowladda Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshadu ay ansixiyeen dastuur iyo in loo gudbo nidaamka axsaabta badan, dadka diidan waa dad aan dalka dan u heyn, Feberaayo sanadka soo socda ee 2013-ka waxaa bilaamaya ololaha ururada siyaasadda” ayuu yiri wasiirka warfaafinta maamulka Puntland.
Dhinaca kele wasiir Dirir waxa uu ka hadlay howlgalada dadka lagu xirxiray magaalada Garoowe, wuxuuna sheegay in dadka la qabtay ay ahyeen shaqsiyaad amaan daro abuurayey, wuxuuna yiri “Dadka la xiray waxay ahaayeen dad rabay inay shir aan sharci aheyn abaabulaan iyo kicin dadweyne, waana la xirayaa cid kasta oo ka hortimaada shuruucda Puntland, ama loo arko inay amaanka khalkhal-gelinyso, caalamka oo dhan dal waxaa maamula ama shir guud iclaamiya dowladdiisa”.
Hoos ka daawo banaabaxii shalay ka dhacay magaalada Kaalgacyo
Gelinsoortimes
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































