Ururka-ONLF oo Sheegay in uusan wax wada hadal ah u socon u dhaxayn Dolada itoobiya
Nairobi(GT) December 26/12/2012
Jamhada Onlf ee Dagaalka Kula jirta Xukuumada Itoobiya aya Sheegatay in Wax wada hadal ah uusan usocon iyaga iyo Dawlada Ethiopia afhayeen uhadlay Ururka- ONLF oo lagu magacaabo Cabdulqaadir Xasan Ciil mooge oo saaka lahadlay Idaacda BBC Qeybteeda afka somaliga aya Sheegay in aysan hada socon wax wada hadal ah oo udhexeeya ayaga iyo Dowlada ethiopia," walaal waxa wada hadal ah nooma Dhexeeyaan Ethiopia oo Gumeeysata Dadkeena iyo Dhulkeena Marwalbana Dagaal aya Naga dhexeeya hadii wada halal lagalayo Beesha Caalmaka ay marqaati Katahayna diyaar ayaan unahay Waxan marag nooga ah Caalmaka oo dhan in wada hadal anan diidaneeyn lakin Wax itoobiya kaliya ay wadato iyo ururo hadaba ay dibada kakeenayso oo ay dadka kusireeyso nama quseeyaan" marlaweydiyey in Qeyb Kamida ONLF ay Heshiis lagashay Ethiopia ayuu sheegay in aysan jirin Inaba hala ekaate Wax Ururkooda kamida oo wada hadal lagalay ethiopia, Wuxuuna sheegay in ururkooda Kusugan gudaha iyo Dibadaba ay kamideeysan yihiin. Ladagaalanka Ethiopia wax kala qeybsanan ahana aysan jirin waa sida uu hadl;aka udhigaye. waxaan Qarsoodi ahany in Jamhadihii la dagaalami jiray Dowlada Ethiopia qeybo kamida ah ay heshiis
lagaleen Dowlada, Sida ururkii Somali Galbeed

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































