Ciidamada Dowlada Somaliya Oo shalay isku Fidiyey deegaano Kamida Shabeelada Hoose
Ciidamada Dowlada Somaliya oo Gacan kahelaya Kuwa Amisom aya Shalay gaaray Deegaano Katirsan Gobolka Shabeelda hoose Tuulada Saqiira oo kamida isla Gobalka shabeelada hoose ayeey Shala gaareen Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Amisom, waxa goobihii Laqabtay Garay Saraakiil Katirsan Ciidamada Xooga Dalka Soamaliya oo ay Kamid yihiin Taliyaha guud ee Ciidamada Xooga Dalka Sareeye Guuto Jan Cabdulqaadir shiikh Cali Diini iyo amaan Duulaha Ciidamad Somaliya Jan Cabdikariim Yuusuf Dhagabadan ayaga oo kahadlay qabsashada Deegaanka Saqiira ayaa kutilmamay Guul ay gaareen Ciidamada Xooga Dalka waxayna sheegeen In ay Cagta Marinayaan waxa ay ugu yeereen Cadawga Somaliya, Waxa ayana cadeeyeen in Degaanka saqiira ay Kamidtahay Goobaha Ururka Al-shabaab ay kasoo weerari Jireen Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Amisom. Ciidamada Dowlada Somaliya iyo Ciidamada Shisheeyey aya Wayahan danbe gaarayey guulo is daba joog ah ayagoo meel;o badan kala wareegay Xoogaga Al-shabaab.
gelinsoortimes.com(Muqdisho)
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































