Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jaaliyadda Uganda Ka codsaday in ay taageeraan dowladda
Kampala (GT) Madaxweynaaha dowladda federaalka Soomaaliya Prof: Xasan Sheekh Max’uud oo ku sugan dalka Uganda ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool waddankaasi ka dib kulan uu la qaatay waxa uu ka codsaday in dowladdiisa ay dhaqaalo ku taageeraan.
Madaxweynaha oo kulan kula qaatay Magaalada Kampala Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku sugan halkaasi ayaa kula dar daarmay in ay taageeraan dowladda Federaalka Soomaaliya si ay ugu dhiirato wax ka qabashada arrimo dhowra ee xaaladaha ka jira dalka Soomaaliya ku’aadan.
Madaxweyne xasan Sheekh ayaa tibaaxay in haddii aysan dowladu helin wax taageero ku’aadan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddiisa ay noqon karto dowladda mid Gaabisa oo habacsanaan ay ku dheehantahay wax qabadkeeda.
Dhinaca kale Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi Uganda Gaar ahaan Magaalada Kampala ayaa waxa ay dhankooda ballan qaadeen in dowladda ay hiil iyo hooba la garab taagnaan doonaan si dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay Degenaashiyo uhelaan.
Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn waxa uu ugu baaqay dhalinta Soomaaliyeed ee wax ka barata dalkaasi Uganda in laga dhex helo dad aqoon leh oo loo tababaro in ay noqdaan Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida Maadaama in badan ay dhacday in dowladdu fursad ay uheshay Tababaro Ceynkaasi ah hadana la waayay dhalin yaro uheelan Shaqadaasi.
Shalay ayey ahayd markii Magaaladaasi Kampala ay tageen wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay gaareen Magaaladaasi kampala ee xarunta waddanka Uganda kuwaasi oo uu ka mid ahaa Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi xakiin Xaaji Max’uud Fiqi oo isna la hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed Rajo wanaagsana ka muujiyay in Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ay ku guuleystaan Soo Celintii amniga iyo kala dambeynta Guud ahaan dalka Soomaaliya.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































