Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo booqasho ku jooga Uganda
(Mogadishu, Somalia,Desember,24, )2012Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay caasimadda dalka Uganda ee Kampala. Waxayna halkaas kula kulmeen Madaxweynaha dalka Yuganda Mudane Yuweri Musaveni.
Madaxweynaha waxaa ku weheliyay booqashadiisa R/Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda, Marwo Fowziyo Yusuf Xaaji Adan, Wasiiirka Gaashaandhiga Mudane C/Xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi, Wasiirul Dowlaha Madaxtooyada Mudane Faarax Sh,Cabdulqaair, iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya .
Labada masuul ayaa kulankooda diirrada ku saaray sidii loo xoojin lahaa xirriirka labadda dal,Waxaana si gaar ah looga hadlay, amniga, ganacsiga iyo qaabka Ciidamadda Xooga Dalka Soomaliyeed loo tayayn lahaa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu uga mahadceliyay dowlada iyo shacabka Uganda taageeradda ay siiyeen Soomaaliya,wuxuuna Madaxwaynuhu cadeeyay in shacabka Soomaaliyeed ay abaal u hayaan shacabka iyo dowladda Uganda oo is garab taagtay Soomaaliya xilli ay ku jirtay marxalad adag.
Kulanka labada Madaxwayne ayaa ku soo idlaaday is faham buuxa oo laga gaaray dhamaan qodobadii laga wada xaajooday.
Booqashada Madaxwaynaha ee dalka Uganda ayaa qayb ka ah safaro uu ku marayo dalalka ku yaala mandaqada bariga Africa oo ay dalka Soomaaliya leeyihiin xiriir soo jireen ahaa iyo iskaashi dhaqan-dhaqaale,waxayna dowlada Soomaaliya ee uu Madaxwayne Mudane Xasan Sheekh Maxamud hogaaminayo dadaal ugu jirtay mudooyinkan sidii loo xoojin lahaa daris wanaaga iyo saaxiibtinimada dalalka gobolka.



- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































