Beesha Telxe Amaan reer ee Gobalada jubooyinka oo baaq Kasoo saartay arimaha Kismayo
Kismayo (Gt) Odayaal Dhaqameed, Aqoonyahaano iyo Siyaasiyiin kasoo jeedo beesha Talaxe amaan Reer ee gobolada Jubooyinka iyo Gedo oo Kulan balaaran ku yeeshay magaalada Kismaanyo ayaa waxay ka hadleen arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xarigii dhawaan loo geysatay siyaasiga Ismaciil Sh. Cabdi Qorax (Koofi) oo dhawaan Xabsiga ay dhigeen ciidamada dawalada Kenya ee la Safan Ciidamada Dowlada Somalia iyo Uruka Raasgambooni, xaalada Magaalada Kismaayo iyo maamul u sameynta gobolada jubooyinka iyo Gedo mowqifka ay ka qabaan maamulka Raaskaanbooni ee hadda Ka arimiya Magalada Kismaayo."Suldaan Axmed Muuse Aamiin oo kulanka Kahadlay ayaa sheegay in aay aad kaga xunyahiin Xadgudubkii ay Dawalada kenya u geysatay shaqsiyaad ka soo jeedo Beesha talxe Amaan reer oo laga Musaafiriyey Magalada Kisamaayo waxaan Maqli jiray Dad laga soo Musaafiriyo Wadan aysan u dhalan laakiin Waxaan aragnaa in Dalkeeni Nalaka Tirxiilayo waa arin laga Ficilqaato waxa ay kenya ku Kulakacday Ismaciil Sh. Cabdi Qorax (Koofi) waxaan leenahay Waa in si deg deg ah loogu Soo Cesho Kismayo hadii Larabo nabad iyo Xasilooni" Waxa asna Goobata kahadlay Nabadoon Cali Bayoow Axmed ayaa sheegay in Dawalada kenya ay waddo dagaalkii qabiilka ee Dhamaaday Ficiladaana ha laga fiirsado ayaan ugu baaqayaa Dawalada kenya hadii kale waxaan qaadi doonaa talaabo kasto oo nalagudboon. Sidoo Kale waxy Sheegeen Odayaasha in ay u arkaan maamulka Kismayo hada ka arimiya Mid aan Lo Dhameeyn Kuna tagrifalato Halbeel, Waxayna baaq udireen Dowlada faradalka ah esomaliya iyo Cidwalba oo Daneeyneeysa Nabada iyo kala danbeeynta Gobolada jubooyinka waxayna ugu baqeen in si deg deg ah Maamul loogu Dhiso Bobolada jubooyinka iyo Gade.
- Prime Minister welcomes UN support for government efforts to stabilise Juba regions
- Farewell to Matt Baugh, UK Ambassador to Somalia
- President Hassan hosts EU Political & Security Committee Ambassadors in Mogadishu
- President Hassan Sheikh Mohamud continues to urge peace and calm in Kismayo
- President Hassan hails accession to the Cotonou Agreement as an opportunity for the recovery of Somalia
- Prime Minister wellcomes Saudi Arabia and OIC on launch of landmark relief programme
- Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters
- Rebiulding Somalia: Japan Announces $55 Million Direct Aid For Somalia
- Statement of Hassan Sheikh Mohamud, President of Somalia 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State of IGAD 24 May 2013
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30















































