Dagaal markale ka dhacay deegaanka Buula Gaduud ee Jubada Hoose
Wararka ka imaanaya Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Deegaanka Buula Gaduud ee duleedka Magaalada Kismaayo uu dagaal khasaaro Geestay uu ku dhexmaray kooxo Hubeysan iyo Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Kenya.
Ciidamada dowladda iyo Kuwa Kenya ayaa weerar ay ku soo qaadeen kooxa hubeysan halkaasoo Maalmo ka hor ay la wareegeen Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helay Ciidamada Kenya.
Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in dhinacyadii Dagaalamay ay kaga geeriyoodeen tiro afar ruux ah hayeshee ay haatan gacanta ku heyaan Deegaankii lagu dagaalamay Ciidamada dowladda
dhinaca kale shalay Galinkii dambe ayaa waxa uu Dagaal ku dhexmaray inta udhexeysa Magaalada Dhoobley iyo Deegaanka Taabta ee Gobolka Jubada Hoose Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya oo dhinaca iyo Kooxa hubeysan .
Dagaalkaasi oo yimid ka dib Markii Kolonyo Gaadiid ah oo ay saaraayeen Ciidamada Kenya iyo kuwa dowladda oo wada socda ay dhexda ugaleen Dabley hubeysan dagaalkaas ayaa la sheegay in Ciidamada dowladda uu kaga geeriyoodey 1 askari halka kenyana uu kaga dhintay 1 Sarkaal sida dad deegaanka ah ay shabelle uxaqiijiyeen
Afarta Ruux ee geeriyootay ayaa la tilmaamayaa in labo ka mid ah ay ahaayeen Askari Soomaali ah iyo Sarkaal ka tirsan Ciidamada Kenya.
Muqdisho, Gelinsoortimes
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































