Shacabka magaalada Muqdisho oo soo shaweeyay heshiiskii madexweyne Xasan iyo Kibaki
Kadib Kulan ay ku qaateen Madaxweenayaasha Kenya iyo Soomaaliya Magaalada Nairobi ee Caasimadda waddanka Kenya islamarkaana ay ka wada hadleen xaaladaha ka taagan dalka Kenya ayna ka soo bexeen in aan la dhibaateyn dadka Soomaalida ah ee Ganacsiga ku leh Magaalada Nairobi iyo kuwa kale ee sida qaxooti ahaantaa ujoogo dalkaasi ayaa hadaba Go’aanadii ka soo baxay kulankaasi waxaa soo dhaweeyay qaar ka mida bulshada ku nool Magaalada Muqdisho.
Qaar Ka mida dadkaasi oo la hadlay Idaacaddaha Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay soo dhaweeyeen Go’aanadii ay isla meel dhigeen Madaxweenayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo ay ugu Muhiimsaneed in aan la dhibaateyn dadka Soomaalida ah ee amni ahaanta utaagay waddanka Kenya
Si kastaba Hadalkani ayaa Ku soo aadaya ka dib booqashadii Madaxweynaha uu ku tagay dalka Kenya halkaasi oo dhiggiisa uu kala hadlay xaaladda Guud ee dadka Soomaalida ee degan waddankaasi isago la meel dhigay in aan wax dhibaataa loo geysan Soomaalida faraha badan ee ku nool dalkaasi.
Gelinsoortimes, Muqdisho
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































