Wasiirka Wasaarada adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in Cisbitaal cusub ka dhisayso magaalada Muqdisho
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in muqdisho ay ka hergelin doonto xarun isbitaal oo lacag la’aan ah hoostagayana Dowladda Soomaaliya.
Wasiirka Wasaarada adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim oo warbaahinta hadal ku siisay xarunta Dugsiga sare ee Banaadir ayaa sheegtay in halkaasi qeyb kamid ah laga hergilanyo dhismaha isbitaal weyn oo lacag la’aan ah.
Wasiirka adeega Bulshada ayaa waxa ay sheegtay in muddo labo bilood gudahood ah lagu dhisayo isbitaalka kadibna la furayo isbitaalkaasi oo qeybo badan yeelanayo noqonaya mid caalami ah.
Waxa ay sheegtay in furida isbitaalkani uu qeyb ka yahay qorshaha 100-maalmood ee Dowladda Soomaaliya.
Maryan Qaasim Wasiirka adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Hay’adaha Turkiga ee ku sugan dalka Soomaaliya ay ka gacan siinayaan furida isbitaalkaasi.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku yaalo isbitaalo kala duwan oo sigaar gaar ah loo leeyahay islamarkaana aysan jirin isbitaal si toos ah uhoostaga Dowladda Soomaaliya oo si lacag la’aan ah dadka loogu dabiibo.
Gelinsoortimes
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































