Wafti kasocda Qamada modobey oo Goor Dhaweeyd Kadgay Magalada baladweyne

Wararka Ka imanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Magalada balad weyne ay gaareen wafdi ka socda QM.
Wafdigaan oo ka koobnaa dhawr hay’adood oo ka socday Qaramada Midoobeey ayaa maanta waxay Kadageen magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.
Wafdiga ayaa waxa kusoo dhaweyey garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif Airport ee magaalada Baladweyne Xumno katirsan maamulka gobolka Hiiraan iyagoona soo dhaweeyn kadib loo galbiyey Xarunta gobolka.
Wafdiga waxay kulan la qaateen Masuuliyiin katirsan maamulka gobolka Hiiraan iyagoona kawada hadlay sidii dib hay’adaha uga holgali lahayeen magaaladaasi.
Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga Maamulka gobolka Hiiraan Axmed Cusmaan Cabdalla (Inji) waxa uu sheegay inay kulan la qaateen wafdigaasi una sheegeen inay kormeer ugu yimaadeen iyo ukuurgalid lagu sameeyo xaalada bini’aadanimo ee B/weyne.
Wafdiga Qaramada Midoobey ayaa waxa duhurnimadii maanta dib uga soo laabteen magaalada Baladweyne iyagoona ku noqday Magaalada Nairobi oo kolkii horeba ay kasoo ambabaxeen mana ahan markii ugu horeysay oo B/weyne tagaan hay’ado QM ah.
Amaanka magaalada Beledweyne ayaa ah mid wanaagsan, waxaana howlgallo saacadihii lasoo dhaafay soconayay lagu soo qabtay ku dhawaad Tobaneeye Ruux oo Shabaab lagu eedeeyey
Gelisoortimes.com (Muqdisho)
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































