Wasiirka Gashaandhiga Somaliya iyo Wafti u hogaminya oo Ukicitimay Wadamada Ugandha iyo Kenya
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta isaga iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada xooga dalka Somaliya waxay u Kicitimeen dalalka Uganda iyo Kenya oo ay Ciidamadodu Kamidyihiin Ciidamada Amisoin ee Kusugan Dhulka somalya.
Sida ay sheegayaan wararka Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Fiqi ayaa maanta kula kulmi doona Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya Wasiirka Gaashaandhiga Kenya Yusuf Xaaji, iyagoo ka wada hadli doona sidii loo xoojin lahaa Kawada Shaqeeynta Dhinaca amaanka iyo Ladagaalanka Xoogaga Al-Shabaab.
"Safarkeyga waxaa ugu muhiimsan inaan wasiirada Difaaca kenya iyo Uganda aan kala soo hadlo sidii loo ambaqaadi lahaa is bedelka cusub ee laga sameynayo Soomaaliya, gaar ahaan Dhinaca ammaanka, iyo Ciribtirka Al-shabaab iyo Al-qaacida lagana saaro guud ahaan dalka"ayuu yiri Wasiirka difaaca Somaliya
Wasiirka ayaa sidoo kale la filayaa inuu Kenya uga sii amababaxo dalka Uganda, si uu halkaas kula soo kulmo dhigiisa Uganda Crispus Kyonga, waxaana uu si gaar ah uu kala hadli doona howl galada ciidamada AMISOM iyo xoojinta ammaanka. Booqasha dalaka kenya iyo uganda waa booqashadii ugu horeeysay ee wasiirku uu Kutago tan iyo in tuu kamidnoqday xukuumada Dr saacid
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































