Gudi Loo magacaabay Heshiiski Somaliya iyo turkiga ee Kusabsana Milatariyga
udoonka Baarlamaanka ayaa Shalay magacaabay gudi dib u eegis ku sameeya heshiiskii dhinaca milateriga oo ay wada gaareen Wasiirada Difaaca Soomaaliya iyo Turkiga ay Kugaareen magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo shir gudoominayay kulan xildhibaanada Baarlamaanka ku yeesheen Xarunta golaha shacabka ayuu kaga dhawaaqay in Xukuumada ay u soo gudbisay heshiiskii Soomaaliya iyo Turkiga.
"Xukuumada waxay soo gudbisay heshiiskii milateriga ee Turkiga iyo Soomaaliya ay gaareen, waxaana u magacaabeyna gudi dib u eegis ku sameeya"ayuu yiri Prof, Jawaari oo ka hadlayay Goobti kulanka baarlamaanka.
Prof. Jawaari ayaa sheegay in gudi shan xubnood oo ka kooban Baarlamaanka uu u magacaabay heshiiska dhinaca milateriga, isagoo xusay in gudigan ay baarlamaanka horkeeni doonaan faah faahinta heshiiska marka ay dib u eegis ku sameeyaan.
Gudiga uu magacaabay Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaan Jen. Muuse Xasan Cabdulle, Xildhibaan Jen Axmed Geeddi Jimcaale, Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle oo loo yaqaano Col. Ruush, Admiral Maxamed Maxamuud Xayd, Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ahaa Wasiirkii hore Gaashaandhiga iyo Xildhibaan Bashiir Maxamed.
Gabagabadi Kulanka Barlamanaka Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in Baarlamaanka aanu fasax gelin, isla markaana ay dhameystiri doonaan ajandayaasha hor-yaala, isagoo ka dalbaday Xildhibaanada inay ka soo tala bixiyaan miisaaniyada ay soo gudbisay Xukuumada, si Manata Looga doodo.
Xafiiska wararka Gelinsoortimes,Muqdisho
Nagalasoo Xariir This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































