Sheikh Cali Dheere Maxuu Ka Yiri Howlaha Ay Kenya Ka Wado Jubooyinka
Nairobi(GT)Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda Hoose in ay doonayaan in ay heestaan gobalada Jubooyinka oo Kenya ay sheegato lahaanshaheeda.
Cali Dheere ayaa sheegay in hadii ciidamada Kenya anan lagula dagaalami halkaasi ay sheegan doonaan marka danbe in ay ayagu leeyihiin gobaladaasi Jubooyinka.
Wuxuu sheegay in ay haatan jiraanm deegaano badan oo ay lahaayeen dadka Soomaaliyeed kuwaasi oo haatan ay heesato dowlada Kenya isla markaana ay maamusho.
Sababaha dhulkaasi ay ku qabsadeen ayuu sheegay Cali Dheere inay tahay in dagaal yar lala galay kadibna la iska daaye sidaasi ay kula wareegeen dhamaanba deegaanadii ay horay u qabsadeen.
Afhayeenka Shabaab ayaa sidoo kale sheegay in meelaha iminka ay ku sugan yihiin ciidamada shisheeye ee caawiya Dowladda Soomaaliya ay ka tagi doonaan iyaga oo baaba’ay sida uu sheegay.
Al-Shabaab ayaa iminka dagaal xoogan kula jira dhamaan ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladda Soomaaliya, waxaana Al-Shabaab ay doonayaan in ay dib ula wareegaan deegaanadii ay horay u qabsadeen.
Xafiiska Wararka Nairobi
Gelinsoorimes.com
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































