Qarax Goordhaweed Kadhacay Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Islamarkaana ay Kadhasheen Qasaaro
Warhaatan naga soogaaray Suuqa Weyn ee Bakaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan kaas oo geestay dhimasho iyo dhaawac.
qaraxaan ayaa waxa uu ahaa miinada nuuca gacanta laga tuuraa waxaana lala eegtay ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya.waxaana uu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoosyada Bakaaraha iyo Howlwadaag halkaas oo ay kusugnaayeen Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya.
Qaraxa kadib ayaa waxaa la hadlay Warqaad.com Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho Taliya Suuqa Bakaaraya ee Dowlada Soomaaliya Maxamed Saciida Sokor waxa uu sheegay in uu jiro qaraxaas laakiin waxa uu tilmaamay in uu san wax qasaaraa kasoo gaaray Ciidamada Dowlada oo qaraxaan la la egtay marka laga reebo askari halkaasi ku geeriyooday.
“Qaraxaan ayaa waxa uu ahaa qorshihiisa mid ladoonaayay in wax yeelo loogu geesto Ciidamada Dowlada hasayeeshee uu san jirin wax qasaaraa oo kasoogaaray qaraxaan Ciidamada marka laga reebo hal askari oo ku geeriyooday” sidaasi waxaa yiri Taliya Suuqa Bakaaraha.
Waxa uu soohal qaaday Taliya dhanka dadka shacabkaa qasaaraha soo gaaray inta uu gaar siisan yahay waxaana uu sheegay in uu ku geeriyooday ilaa hal ruux dhaawacana uu gaaraayo ilaa 10-ruux oo dhamaantooda ahaa dad rayid ah sida uu sheegay Taliyaha waxaana uu intaa siidaba dhigay hadalkiisa in ay baxsadeen kooxihii qaraxaan kadambeeyay.
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa waxa ay kusugan yihiin Deesaha iyo Gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalaada Muqdisho taas oo layaab ku noqotay dadka qaar in uu halkaasi qarax kadhaco islamarkaana lala eegto Ciidamada Dowlada Soomaaliya.
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































