Madaxweynaha Oo Kulan Kula Qaatay Wafdi Heer Caalami ah Muqdosho +Sawiro
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soogaaray wafdi heer Caalami ah kaas oo kasocda Ururka Iskaashiga Islaamka kuwaas oo kasoodagay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade.
Waxaana ay kulan laqaateen Wafdigaan Madaxweynaha Soomaaliya Prof Xasan Shiikh Maxamuud kaas oo ay kula qaateen Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho oo uu xiligaas kusugnaa Madaxweynaha Soomaaliya inkastoo uu markii dambe uu udhoofay Dalkaasi Yugandha.
Wafdiga ayaa waxay sheegeen inay aad ugu faraxsan yihiin imaanshiyaha Magaalada Muqdisho muddo sanado ka dib.
Waxaa sidoo kale ay sheegeen inay aad usoo dhaweynayaan muddo sanado ka dib dalka uu ka baxo Kumeel gaar.
Waxaana uu ugu dambeyn wafdiga sheegay inay taagerayaan dowlada cusub ee Dalka Soomaaliya waxaana dhanka kale masuuliyiinta wafdiga ka tirsan ee saxaafada la hadashay ay sheegeen inay soo dhaweynayaan magacabistii R/wasaaraha cusub ee Dalka Soomaaliya.
Waxaana Garoonka kusoo dhaweeyay Wafdigaan Madaxweynaha Soomaaliya,qaarkamid ah Xilibaanada Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale oo aad u badnaa in kastoo uu markii dambe ka dhoofay Madaxweynaha Garoonka isagoona kusiijeeda Dalka Yugandha.
Dhaawo Sawirada.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































