Ruux Rayid ah Oo Lagu Dilay Muqdisho iyo Si,aan Horay Loo Arag Oo Loodilay
wararka naga soogaaraya Degaanka Caliyaale ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Goordhaweed lagu dilay Ruux rayid ah.
qaar kamid ah dadka degaanka oo aan la hadalnay ayaa waxa ay noosheegeen in Ruuxaan ladilay uu ahaa ruux rayid ah oo kamid ahaa dadka Degaanka.
waxaana ay intaa raaciyeen hadalkooda in ay dilkaan u geesteen laba ruux oo dhalin yaraa kuwaax oo ku hubeesnaa Baskoolado islamarkaana sixun rasaasta ugu fureen ninkaan isna ahaa dhalin yarada kaas oo ugu danbeentii sababtay in uu u geeriyooda Rasaastaas.
Sidoo kale waxa ay dadkaan an lahadalnay ay intaa ku dareen hadalkooda in labada ruux ee dilkaan keesatay ay wajiga sooduubteen si aan loo aqoonsan wajigooda inta ay fulinaayeen dilkaan kuwaas oo durbadiiba goobta ay dilka kageesteen kabaxsaday.
dilka kadib ayaa waxaa goobta soogaaray Ciidamo katirsan Dowlad Soomaaliya kuwaas oo halkaasi ka sameeyay Howgal.
ilaa iyo haatanna lama oga cidda ay kusoo qab qabteen Howgalkaan ay sameeyeen Ciidamadaan.
ugu danbeentii ilaa iyo haatan sirasmi ah looma oga ciddii kadanbeysay dilkaan loogeestay Wiilkaan dhalinyarada ahaa hasayeeshee waxa uu qeeb kanoqonayaa dilalka inta badan ka dhaca Magaalada Muqdisho.
Xafiiska Wararka ee Muqdisho.
MAXAA LOO DILEY QOFKAAS YAASE DILEYQuote
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30



RSS


































