Ciidamada Dowlada iyo AMISOM Oo Lawareegay Dagmada Walaweyn
Ciidamada Soomalaiya ayaa waxa ay la wareegeen Dagmada Walaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo ay halkaasi in mudaa ka ariminaayeen Xoogaga Al-Shabaab.
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa latilmaamay in ay haatan ku sugan yihiin Duleedka Dagmada Walaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
wararkii ugu danbeeyay ee haatan naga soogaaraya Walaweyn ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Dowlad Soomaaliya ay lawareegeen haatan oo ayna kusugan yihiin Degaanka Warmaxan.
qaarkamid ah dadka Degaanka oo an la hadalnay ayaa waxa ay sheegeen in ay Al-Shabaab gabi ahaanba ay faarujiyeen Dagmada Walaweyn, Ciidamada Dowlada Soomaaliya aysan wali gudaha ugalin Walaweyn waxaana lasheegay in ay Maanta ay sitar tarbiin ah ay kugalidoonaan.
waxaana lasoo sheegayaan in ay Al-Shabaabkii kabaxay Walaweyna in ay u ruqaan sadeen dhankaa iyo qaar kamid ah Dagmooyinka kale ee Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Gobolka Hiiraan.
Gudoomiye Kuxigeenka dhanka amaanka ee Gobolka Shabeelaha Hoose Axmed Cumar Mudana ayaa waxa uu sheegay in ay haatan ku sugan yihiin Ciidamada Dowlada Soomaaliya Duleedka Walaweyn.
waxaana uu intaa kudaray hadalkiisa in waqtiyada soo aadan ay lawareegi doonaan Walaweyna ay haatan tahay mid cidlaa oo ay san cidna ku sugneen.
Xafiiska Wararka ee Muqdisho
Www.Gelinsoortimes.com
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































