Daawo Sawirada Kulankii Maanta Lagu Dhawaaqay Ra,isalwasaaraha Soomaaliya
kulankaan ayaa waxa uu ahaa mid maanta ka dhacay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kaas oo ahaa qorshihiisa in lagu magacaabo Ra,isalwasaaraha Soomaaliya.
waxaa xaadir ahaa kulankaan maanta Madaxtooyo kadhacay qaar kamid ah Golihii Wasiiradaee waqtigoodii uu dhamaaday iyo Ra,isalwasaarahiidii Cabduwali Maxamad Cali Gaas.
wadatashi iyo falaqeen dheer kadin ayaa waxaa xilkaas loomagacaabay Ra,isalwasaaraha Soomaaliya ee farta sano ee soococota Saacid Faarax Garaad kaas oo haatan ah Ra,isalwasaaraha Soomaaliya.
Magacaabista Ra,isalwasaaraha kadin ayaa waxaa halkaasi kahadlay Ra,isalwasaarihii hore ee uu waqtigiisa idlaaday Cabduwali Maxamad Cali Gaas waxaana uu sheegay in uu soodhaweynayo Ra,isalwasaaraha Cusub ee Soomaaliya Loomagacaabay uuna soodhaweynayo.
sidoo kale waxaa halkaasi isna kahalday Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cusamaan Jawaari waxaana uu sidookale sheegay dhankiisa u uu soodhaweynayo Ra,islawasaaraha Cusub ee Soomaaliya Saacid Faarax Garaad uuna soodhaweynayo Ra,isalwasaaraha cusub.
ugu danbeentii waxaa kulankaan magacaabista kahadlay Madaxweynaha Soomaaliya Porof Xasan Shiikh Maxamuud waxaa uu tilmaamay dhankiisa wadatashi iyo falaqeen dheer in uu ugartay Bulshada Soomaaliyeed in uu uga Ra,isalwasaare Saacid Faarax Garaad waxaana uu u rajiiyay in uu xilkaan loomagacaabay uu kasoobaxo sidii loogu tala galay.
Ra,isalwasaare Saacid Faarax Garaad ayaa Gaban badii kulankaan isna kahadlay waxaana uu sheegay in uu xilkaan laa xilsaaray uu ka soobixi doono sidii loogu tala galayna uu ugu gudan doono sida uu sheegay.
Dhaawo Sarida.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































