Al-Shabaab iyo Amisom Oo Dagaal Uu Ku Dhex Maray Magaalada Marka
Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa waxa uu dagaal xoogan ku dhexmaray Deegaano hoostaga Magaalada Marka.
Wararka naga soogaaraya Degaanka Buufow ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi kulonyo gaadiid ah oo ay saarnaayeen Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay jidka u galeen Ciidamada Xoogaga Al-Shabaab.
Qaar kamid ah dadka Degaanka oo aan la hadalnay ayaa waxa ay inoo sheegeen in ay maqleen dhawaqa Rasaas xoogan oo ay isweedaarsanayeen Ciidamadaan jidka loogalay iyo kuwa Al-Shabaab kuwaas oo intaa ku siidaray in ay Rasaasta in yar kadib ay istaagtay.
Ilaa iyo haatan macadam qasaaraha sookala gaaray dhinacyadaan halkaasi ku dagaalamay iyo waliba in uu jiro qasaaro soogaaray dadka rayidkaa.
Wararkii ugu danbeeyay ee haatan naga soogaaraya Degaanka Buufow ayaa waxa ay sheegayaan in ay halkaasi kabaxsadeen kooxdii katirsaneend Al-Shabaab ee jidka uga shay Ciidamadamada AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya kuwaas oo sida lasheegay iska cabin Xoogan kala kulamay Ciidamadaam iskaashanaya.
Magaalada Marka ayaa waxaa heesta haatan oo ka arimiya Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM waxaa jira Degaano dhowr ah oo ay markasta jidka ugu galaan Ciidamada Al-Shabaab.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Www.Galimsoortimes.com.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































