Qarax Xoogan Oo Goordhaw Kadhacay Afgeeye iyo Ciidamada Dowlada Oo Lala Beegsaday
wararka naga soogaaraya Degaanka Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu goordhaw kadhacay qarax xoogan kaas oo lala eegtay Ciidamada Dowlada Soomaaliya.
qaraxaan ayaa waxa uu ahaa mid ismiidaamin ah waxaana uu kadhacay Barkoontarool ay daganyihiin Ciidamada Dowlada Soomaaliya kaas oo lagu magacaabo Baar Ismaaciil.
qaarkamid ah dadka degaanka aya waxa ay sheegayaan in qaraxaan ismiidaamintaa uu fuliyay qof naftii huraa kaas oo isku sooxiray waxyaabaha qarxa.
"waxa uu toos u soogalay barta koontaroolka Baar Ismaaciil oo ay kalkaasi dhoobnaayeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya waxaana uu isku soo xiray waxyaabaha qarxa kadibna bartamaha Koontaroolka ayuu isku qarxiyay ninkaan walxaha qarxa isku sooxiray" sidaasi waxaa yiri kid kamid ah dadka degaanka.
ilaa iyo haatan lama oga qasaaraha rasmigaa ee ka soogaaray ciidamada Dowlada Soomaaliya qaraxaan iyo waliba dadkii rayidkaa oo ka ag dhawaa goobta inkastoo ay sheegeen qaar kamid ah dadkii aan la hadalnay in uu jiro qasaaro xoogan oo halkaasi ka dhashay.
qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo aan Qadka Taleefanka kula xiriirnay ayaa waxa ay sheegeen in uu jiro qaraxaan hasa yeeshee ay dib kasoosheegi doonaan qasaaraha kadhashay weerarkaan ismiidaaminta ahaa laakiin ay xaqiijin karaan in uu halkaasi ku dhintay ruuxiin isqarxiyay.
Waxii ku soo kordhaa kala soco Gelinsoortimes.com
Xafiiska wararka Muqdisho.
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































