faah faahin kasoo bexeysa Qaraxyo khasaaro geystay oo xalay ka dhacay Maqaaxi lagu shaaho oo kutaalla magaalada Laascaanood
Kooxo hubeysan oo heybtooda aan la aqoonsan ayaa xalay fiidkii qaraxyo bambaano ku weeraray goob dad badan ku sugnaayeen oo ahayd maqaaxi lagu shaaho kuna taallay Magaalada Laas-Caanood ee Gobolka Sanaag.
Inta la ogyahay 2 qofood ayaa ku dhaawacmay qaraxyadaasi kuwaasi oo loola cararay cusbitaalka Magaalada iyadoo howlgalo saaka ay ka wadaan ciidamada amaanka halka xalay qaraxyadu ka dhaceen.
Gudoomoyiha Laascaanood keyse Maxamuud Xaaji oo taleefoonka kula xiriirnay ayaa ka gaabsaday in arintaan uu ka hadlo wuxuuse sheegay inay u arkayaan kuwa kasoo horjeeda nabad galyada inay qaraxyada fuliyaan.
Saraakiil dhinaca amaanka qaabilsan oo iyana xiriir dhinaca taleefoonka aynu lasameenay ayaa sheegay inay dib kasoo sheegi doonaan qaraxyadaan waxa ay ahaayeen iyo sababta ka dambeysa in maqaaxi shaah lagu weeraro.
Dadka ayaa saaka hadal haya qaraxyadii bambaano ee xalay lagu weeraray maqaaxida shaaha laga cabayey ee kutaalla magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sanaag waxaana qaraxyadaan noqonayaan kuwii ugu horeyey oo nuucaan oo kale kana dhaca halkaasi.
Xafiiska Wararka Muqdisho
Www.Galinsoortimes.com
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































