Saxaafada oo la iskugu yeeray Xarunta Madaxtooyada iyo Raysalwadaaraha Oo Lagu Dhawaaqi Rabo

Wariyeyaasha Gelinsoortimes.com oo ka mid ah Saxafiyiin ajaanib iyo Soomaali iskugu jirta oo goor dhaw gaaray Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaalia ayaa soo sheegaya in dhamaan warfidiyeenku diyaar yihiin lana sugayo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud.
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaalia uu Raysalwasaare umagacaabi doono Siciid Faarax Garaad oo deegaan ahaan kasoo jeeda gobolka Gedo ee Koofurta Galbeed Soomaalia.
Shadoor Xaaji Shadoor oo ka mid ah Xubnaha warfaafinta uqaabilsan Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in saacado yar kadib Xasan Shiikh uu ku dhawaaqayo Wasiirka 1aad Saxaafaduna ay diyaar yihiin.
Warbaahinta Muqdisho ka howlgasha ayaa indhaha ku heysa Xarunta Madaxtooyada dhawaqa kasoo baxaya halkaasi iyadoona si weyn shacabku uwada sugayaan magacaabista Raysalwasaaraha Cusub ee Somalia.
- Prime Minister welcomes UN support for government efforts to stabilise Juba regions
- Farewell to Matt Baugh, UK Ambassador to Somalia
- President Hassan hosts EU Political & Security Committee Ambassadors in Mogadishu
- President Hassan Sheikh Mohamud continues to urge peace and calm in Kismayo
- President Hassan hails accession to the Cotonou Agreement as an opportunity for the recovery of Somalia
- Prime Minister wellcomes Saudi Arabia and OIC on launch of landmark relief programme
- Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters
- Rebiulding Somalia: Japan Announces $55 Million Direct Aid For Somalia
- Statement of Hassan Sheikh Mohamud, President of Somalia 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State of IGAD 24 May 2013
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30















































