AMISOM Howgal ay Sameeyeen Oo Lagu Sooqab Qabtay Dad Katirsan Al-Shababaab
Xalay ayaa waxaa laga sameeyay Gobolka Banaadir Howgal kaas oo lagu sooqab qabtay dadbadan oo xiriir laleh Al-Shabaab.
Howgalkaan oo ay iska kaashanaayeen Ciidamada Booliska AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya ayaa waxa ay Xalay kasameeyeen gabi ahaanba Gobolka Banaadir waxaana lagu sooqab qabtay dhalinyaro badan oo ay sheegeen Saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaaliya in ay ku sooqab qab teen dhalinyaro katirsan Al-Shabaab oo ay haatanba gacantooda ku haayaan.
Taliyaha Ciidamada Booliska ee Gobolka Banaadir Axmed Xasan Maalin kaas oo lahadlay warbaahinta Howgalkaan kadib ayaa waxa uu sheegay in uu ahaa Howgalkaan mid weyn kaas oo ay iskawada kaashanayeen Ciidamada Booliska AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya dadbadan oo amnidaro kawaday Muqdishana lagu sooqab qabtay.
waxa uu intaa raaciyay in ay siiwadayaan Howgalada Nuucaan oo kalaa kaas oo uu sheegay in lagu xaqiijinaayo amaanka Magaalada Muqdisho.
Taliyaha Ciidamada Booliska ee Gobolka Banaadir Axmed Xasan Maalin ma,uusan sheegin tirada dhalinyaradaan ay sheegeen in ay katirsan yihiin AlShabaab oo ay Howgalkaan kusoo qab qabteen.
waxaana uu intaa siidabada dhigay hadalkiisa in haatan Magaalada Muqdisho uu amaankeeda wanaagsan yahay.
inta badan waxa ay Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa waxa ay kasameeyaan Gobolka Banaadir Howgalo kuwaas oo ay ku sooqab qabtaan dad ay sheegaan in ay Magaalada Muqdisho kawadeen amaan xumo hayeeshee amaanakana Muqdisho wali ma uusan noqon sidii laga rabay oo xiliyada qaar waxaa ka dhaca falal amaan xumo.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































