Dhalinyaro Badan Oo Katirsan Al-Shabaab Oo Sixon Loodilay Galabta
Wararkii ugu danbeeyay oo aan kaheleeno Magaalada kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay Ciidamada Dowlada Soomaaliya ay siyaabo kala duwan maanta ugu dilay Kismaayo Dhalinyaro Badan.
Wararka ayaa waxa ay intaa kudarayaan in dadkaan ay dileen Ciidamada Dowlada Soomnaaliya ay ahaayeen Dhalin yaro islamarkaana la sheegay in ay ahaa yeen rag katirsan Al-Shabaab.
Inta la xaqiijiyay waxa ay halkaasi ay ku dileen Ciidamada Dowlaad Soomaaliya ilaa shan ruux oo dhalinyaraa kuwaas oo ay sheegeen in ay ahaayeen Al-Shabaab waxaana latilmaamay in ay qaarkood wateen Baskoolada halka qaar kalana ay wateen Banbaanooyinka gacanta laga ganaa.
Qaarkamid ah dadka degaanka oo lahadlay Gelinsoortimes.com ayaa waxa ay sheegeen in dhalinyaradaan gaaraya ilaa shanta in lagu dilay Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Kismaayo oo ay kutoogteen Ciidamada Dowlada Soomaaliya.
Waxaana ay soosheegayaan wararkii ugu dambeeyay ee naga soogaaraya Magaalada Kismaayo in ay halkaasi weli ay Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay kawadaan Howgal kaas oo ay ku xaqiijinayaan amaanka kismaayo.
In kastoo ay Al-Shabaab Saraakiisho ay shaaca kaqaadeen in ay Kismaayo kageesanayaan Qaraxyo iyo weeraro ay kudoonayaan in ay wax yeelo kugaarsiiyaan Ciidamadaan iskaashanaya.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































