Wariyaashii Dhawaan Lagu Dilay Muqdisho Oo Gacanta Lagu Soodhigay Dadkii Kadan Beeyay Dilalkaasi
Saraakiisha Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxa ay Maanta shaaca ka qaadeen in ay gacanta kusoodheegeen dad ay sheegeen in ay kadanbeeyeen Wariyaashii lagu dilay dhawaan Magaalada Muqdisho.
Afhayeenka Ciidamadaa Midowga Afrika ee AMISOM Cali Adan Xumad kaas oo maanta warbaahinta lahadlaya ayaa waxa uu sheegay in Howgalo laga sameeyay Magaalada Muqdisho lagu sooqab qabtay dad uu sheegay in ay kadanbeeyee dilalkii kadhacay Muqdisho gaar ahaan kuwii loogeestay Wariyaasha.
Waxa uu intaa raaciyay hadalkiisa Afhayeenka in dadkaan ay sooqab qabteen ay baaritaano ku socdaan waxaana uu intaa raaciyay in ay ku jiraan dadkaan kuwo kadanbeeyay dilalkii qorsheysaa ee kadahacay Muqdisho qaasatay kuwii loogeestay Wariyaasha inkastoo uu san cadeen tiradooda.
Waxaana uu ugu danbeentii sheegay in Sugida amaanka Magaalada Muqdisho ay ku guuleesteen oo ay wax badan ka qabteen sida uu sheeegay islamarkaana ay dhawaan howgalin doonaan Ciidamo Boolis ah oo kamid ah howgalka AMISOM.
Bisii aynu kasoo gudubnay ee September ayaa waxaa Magaalada Muqdisho lagu dilay ilaa wariyaal gaaraya 6 kuwaas oo siyaabo kaladuwan loogu dilay Muqdisho.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































