Kenya oo Sheegtay inay Qabatay Rag Shabaab Katirsan
Booliska Kenya ayaa sheegay Jimcihii shaley in la xiray labo nin oo u dhashay dalka Iran kuwaas oo watay budo kiimiko ah oo ay doonayeen inay weerar u adeegsadaan kuwaas oo ka dhici rabay magaalooyinka Nairobi iyo Mambasa.
Magaalada dekada leh iyo Nairobi waxa ka dhacay dhowr weerar oo lagu bartilmaameedsaday saraakiisha ciidamada Kenya kaddib markii ciidamada Kenya ay galeen Soomaaliya sanadkii la soo dhaafay si ay Al-Shabaab uga bixiyaan soohdinta dalkooda.
Booliska waxa ay sheegeen ragan labada ah ee u dhashay dalka Iran in la xiray maalintii arbacada kuwaas oo laga qabtay magaalada Nairobi sidoo kale isla maalintaas waxa la qabtay nin asal ahaan ka soo jeeda dalka Ciraaq kaas oo looga shakisan yahay in uu doonaayay in uu weerarka ka geesto dalka Kenya.
Ambrose Munyasia waa sarkaal sare oo ka tirsan Booliska Kenya waxa uu sheegay wakaalada wararka Reuters in ragga la qabtay ee u dhashay dalka Iran ay wateen budo 15-kg oo loo adeegsado walxaha qarxa kuwaas oo ay rabeen inay ku weeraraan Kenya.
Ciidanka Kenya ayaa hadda heegankii ugu xooganaa la galiyay, sidoo kale dalka waxa ka jirta xaalad feyjignaan ah.
Francis Kimemia, waa sii hayaha madaxa hey’adda la socda howlaha waxa uu sheegay in dowladda Kenya ay gacan ka fileyso siddii ay arrimahan oo kale gacan uga gesan lahaayeen FBI iyo Interpol si qataraha soo badanaya ay u yaaradaan.
Xafiiska Wararka Muqdisho
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































