Masaajidka Degmada Dhabbad Oo Wax U Qabsoomeen Waxna Ka Dhiman Yihiin ee Fadlan Ka Qeyb Qaado Dhismaha Masaajidka Degmada Dhabbad(Daawo Sawirro}
Walaalayaal saad ka aragtaan sawirrada waxaad u jeedaan waa masaajidkii Dhabadeed oo safiito lagaliyey markii ugu horaysay mudo 50sano kabadan oo uu dhisan yahay. Ilaahay mahadiis, waxaa suura galiyey Jaaliyadda beesha Wagardhaceed ee dagan wadanka Denmark. Waxaana Ilaa hadda qabsoomay in labada masaajid ee magaalada Dhabbad la dhigo katiifaddo baca ah. iyo masaajidkii hore ee magaaladda oon safiito galinay sawiraduna waxaa ay ku tusayaan sida uu yahay hadda markiii howshu dhmaatay iyo sida uu ahaa markii uusan lahayn safiito. Walaalayaal dadka ku soo tukaday labadaas majaajid waxay dareemayeen inay masaajidu aad u ardan yihiin markii dhan kasta laga eego. Tusaale ahaan markii aad istiraahdo Sujuud waxaa wajiga kaa galaaya ciid yaryar aad u badan, ood moodo inay sujuuda kuu diidayso xanuunkeeda! waxaana ciidu ka imaanaysaa masaajidka oo shamiitadu ka fuqfuqsantahay marka si kasta oo loo xaaqo waa ciid lagama dhamayn karo. Waxaana aan ugu dooranayn inaan katiifado dhigno si bal ciida looga raysto dhibkeeda. Markaad dhahdo waysayso waxaad waayeysaa meel aad salka saarto, waayo malahan maajidu meel lagu fariisto Gambar iyo kursina warkooda daa, jardiina haba sheegin! Marka bal dadka khayrka jecel ee meeshaan aan fariintaa u doortay inaan u diro oo ah dad marna magaalada xil kasaaran yahay marna aan aan diin ku tuhmayno waxaan karajaynaynaa inay nagala qaby qaataan dhimaha iyo dayactirka masaajidda degmada Dhabbad.
Baahiyaha masaajidda Dhabadeed oo kooban.
1- safiito masaajidka dhiman oo waa loo baahan yahay.
2- Labadda masaajidba waxaa ay rabaan in loo sameeyo meel lagu waysaysto.
3- labadda masaajid mid kamida waxaa uu u baahan yahay Dayd in lagu wareejiyo waayo waa qol meel magaaladda dhexdeeda ka taagan oo dayacan, marka daydku wax wayn ayuu u asturilahaa haddii uu helo .
4- waxaa ay u baahan yihiin oo kale Lacag aan badnay oo joogta ah Ugu yaraan 50dollar bishii si loogu gado shidaalka Matooradda masaajidka loo shido waqtigyada mugdiga ah, ama inta Cishaha lasugayo iyo subxiga hortiisa. Qofkii Raba inuu warar dheeraada ka helo waxaa u laxiriirikaraa Cali Xaleef iyo Garaad Abdulaahi Telefoon nr.00251261-5065940 Intaas iyo nabadgelyo wasaalama calaykum waraxmatulaahi.
Sidoo kale waxaa dib u hagaajinta misaajidkani soo dhaweeyey shacabka ku dhaqan degmada Dhabbad iyo Guud ahaanba tuulooyinka u dhow dhow magaalada oo sheegay inay baahi wayn u Qabaan dhismaha misaajidkani oo ay sheegeen inay aad ugu farxasan yihiin waxayna ugu baaqeen jaaliyadda beesha Wagardhaceed ee ku nool qurbaha iyo dhamaanba Umadda Islaamka inay gacan dhaqaale ka gaystaan misaajidkani oo ah kii ugu weynaa magaaladda Dhabbad.
Gelinsooortimes.com,
Denmark
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.






- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































