PREMIER LEAGUE: Man City oo guul gaartay,Tottenham, Swansea iyo Wigan oo bar-baro lagu celiyay iyo.....+Sawirro
01-09-2012. Kulamo ka tirsan Premier League ayaa dhawaan idlaaday oo la ciyaaray, kooxda xafidaneysa horyaalka ee Man City ayaa guul gaartay halka Everton oo maalmahaan u saarneyd la yiri cago dhigo oo loo qubeeyay, Tottenham, Swansea iyo Wigan ayaa iyana bar-baro galay kulamadii ay ciyaareen.
Yaya Toure ayaa gool ugu daah furay kooxda Man Cit daqiiqadii 16-aad, wax gool kalane la iskama dhalin qeybtii hore, qeybtii labaad daqiiqadii 59-ad ayaa waxaa kooxda QPR u dhaliyay goolka bar-bara ah B. Zamora, xaysa kugu taal waqti badan ma aysan ka soo wareegan oo daqiiqadii 61-aad waxaa gool labaad u dhaliyay Man City E. Dzeko, waxay ciyaartu sidaa sii ahaantana waxaa dhamaadkii ciyaarta daqiiqadihii lagu daray goolkii 3-aad u dhaliyay Man City Teves, guushana 3-1 ku raacday Man City.
Tottenham ayaa bar-baro la gashay Norwich city, waxaa goolka qura u dhaliyay xiddigeeda cusub ay dhawaan la soo wareegtay ee M. Dembélé isagoo u dhaliyay goolka qeybtii dambe daqiiqadii 69-aad, balse laga daba keenay,waxaa kaarka cas ka qaatay Tottenham T. Huddlestone dhamaadkii ciyaarta.
Everton ayaa ciyaarihii ay soo ciyaartay fir fircooneyd oo kalsooni muujineysay, balse West Bromwich A. ayaa tiri cago dhigo oo 2-0 afka ciida ugu dartay.
Swansea oo iyadu soo badiysay labadii kulan ay soo ciyaartay Premier League ayaa ciyaartii dhawaan ay ciyaartay bar-baro la gashay kooxda Sunderland 2-2.
Wegan Athletic ayaa iyana bar-baro 2-2 la gashay kooxda Stoke City.
Dhanka kale West Ham ayaa guul ka gaartay Fulham 3-0- na ku xaaqday, balse aqbaarta xun ayaa ah in xiddigeeda cusub ay dhawaan kala soo wareegtay kooxda Liverpool Carroll ayaa dhaawac soo gaaray iyadoo la filayo inuu ka maqnaado kulamada isreeb-reebka koobka adduunka uu xulka Ingiriiska ciyaarayo bishan.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30













































