TIMIRBA LAFAA KU JIRTA: Napoli marna soo iibsan mayso ciyaaryahan ka tirsan Real Madrid.....(Waayo)
01-09-2012. Waxaa la isla dhex marayay inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda in naadiga Napoli ee ka ciyaarta Serie A-da dalka Talyaaniga in si wayn u danaynaysay inay ka soo dukaameysato kooxda Real Madrid ee ka ciyaarta La Ligaha dalka Spain, balse madaxa carada badan ee kooxda Napoli De Laurentiis ayaa ka biyo diiday warkaas.
Madaxa Napoli De Laurentiis ayaa ka yiri shir jaraa'id "Marnaba heshiis la soo saxiixan mayno ciyaaryahan ka tirsan Real Madrid, waayo haddey go'aansadaan inay laacib iibiyaan waxaa iska cad in wax ka qaldanyihiin laacibkaasi, waxaynu diiradda saareynaa ciyaartoyda aan weli xiddigaha noqon".
Real Madrid ayaa caan ku ah inay la soo wareegto xiddigaha ugu caansan ama laacibiinta ugu wanagsan adduunka, sidaa darteed mar haddii ay laacib iska iibineyso waxaa cad in wax ka qaldanyihiin ama hoos u dhac uu ku yimid waa sida uu warka u dhigayee madaxa Napoli De Laurentiis, sidaa darteed Napoli soo iibsan mayso ciyaaryahan ka tirsan Real Madrid.
Dhanka Kale madaxa Napoli ayaa heshiis shan sano ah ka saxiixday weeraryahankiisa Cavani ay ugaarsanayeen kooxaha ugu waa wayn qaaradda yurub.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30







































