Real Madrid oo hagareysay Kaka, waa maxay sababata ay u iibin waysay!??
01-09-2012. Tan iyo waqti dheer waxaa la hadal hayay in xiddiga reer Brazil ee u safta Real Madrid Ricardo Kaka inuu ka tagayo kooxda, haddii uu dib ugu laaban lahaa kooxdiisii hore ee AC Milan ama ku biiri lahaa kooxaha kale ee doonayay sida Man United, balse ma ay dhicin oo kaka wuxuu ka soo jeedi doonaa markale kursiga keydka ee Real Madrid.
Saacadihii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ee xalay xirmay ayuu Kaka ku lahayn hadal hayn badan, inkastoo mardambe uu soo ifbaxay warar sheegayay in Kaka iyo Carvalho ay sii joogayaan kooxda Real Madrid, balse jariiradda AS ee dalka Spain ayaa qortay in Real Madrid ay hagareysay Kaka.
Sababta ee Real Madrid u hagareysay Kaka ayaa lagu sheegayaa inuu diiday sawir wada jir ah ay maalin kaddib galayeen ciyaartoyda Real Madrid kaddib markii ay ku guuleysteen koobka Supercopa Spain ay ka qaadeen kooxda Barcelona.
Kaka ayaan ka mid ahayn ama lugta garoon loo soo galin ciyaartii Supercopa ay kooxda Real Madrid 2-1 kaga adkaatay kooxda Barcelona isla markaana ku guuleysatay koobka, sidaa darteed Kaka ayaa isna diiday inuu sawir wada jir ah la galo Real Madrid maalin kaddib markii ay ku guuleysteen koobka.
Haddaba Kaka ayaa markii horeba boos ka la'aa kooxda Real Madrid, ma is leedahay aqristoow iyadoo lacago badan lagula soo wareegay Luka Modric isla markaana ay sii joogaan Ozil iyo di Maria in Kaka uu boos joogta ah ka heli karo kooxda xilli uu markii horeba boos la'aan ahaa?.
Xafiiska Wararka Muqdisho
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30







































