RASMI: Ibrahim Afellay oo ku biiray kooxda Schalke 04 (Daawo Sawirrada)
31-08-2012. Weeraryahanka xulka Qaranka Holland iyo kooxda Barcelona Ibrahim Afellay ayaa u dulqaadan waayay Kursiga keydka Barcelona, isagoo go'aansaday inuu isaga tago waxaana uu ku biiray kooxda Schalke 04 ee dalka Jarmalka.
Afellay oo 26-jir ah, sanadkii 2007-diina loo doortay ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa Dalka Holland ayaa gaaray Saldhigga kooxda Schalke 04 ee Jarmalka, isagoo u saxiixay heshiis sanad amaah ah, waxaana si weyn ugu soo dhoweeyay naadiga Tababare Huub Stevens oo xidiggani ay wada joogi jireen kooxda PSV Eindhoven ee Holland.
"Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan mar kale arko Ibrahim Afellay, waana xiddig tayadiisu sarreyso oo ka ciyaari kara dhinacyo badan, xilligii Eindhoven waxa uu ka ciyaarayay Khadka dhexe, sidoo kalena waxa uu ka ciyaari karaa Garbaha/Dhinacyada" ayuu tababare Stevens u sheegay warfidiyeennada.
Afellay ayaa Khadka dhexe ee Schalke waxa ay ka wada ciyaari doonaan ciyaartoyda kala ah Lewes Holtby, Julian Draxler iyo Jefferson Farfan, waxaana la filayaa in uu sii hor mariyo Khadka dhexe ee Kooxda Schalke oo xilli ciyaareedkan ciyaari doonta Koobka Horyaallada Yurub; iyadoo ay isku qayb ku wada jiraan kooxaha Arsenal, Olympiakos iyo Montpellier.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30










































