Isku Aadka Champions league oo lasameyay iyo Acmilan iyo Barcelona oo iskusoo beegmay
Waxaa Maanta lasameeyay isku aadka Wareega Sideeda koox ee Uefa Champions league iyadoo Xafladeeda ay kadhacday Magalada Nyon ee dalka Switzerland.
Isku eedka ayaa Maanta waxaa uu udhacay Si Naxdin leh Markii laysku soo beegay kooxaha Acmilan iyo Barcelona.
Sidoo kale waxaxa isku Aaday kooxaha Chalsea iyo Banfica ,Reamadrid iyo APOEL, Olambique Marseille iyo kooxda Bayermunich
Kooxaha Milan iyo Barcelona kii soobaxa waxaa uu ku aadaya Wareega Semifinalka kooxaha Chalsea iyo Banfica Midkood kii soobaxa.
Sidoo kale Kooxaha Realmadrid ,OPEOL kiisoo baxa waxaa ay Ciyaarta Samifinalka isku beegmayaan Mid labada koox ee Bayermunich iyo Marseille.
Lugta koowaad ee Ciyaarahan waxaa laciyari doonaa 27 iyo 28 ka bisha March halka lugta labaad laciyaari doono 3 iyo 4ta Bisha April.
Ciyaaraha Samifinalka ayaa iyana Waxaa laqoondeeyay in laciyaaro is araga koowaad 17 iyo 18 ka April halka lugta labaad laciyaari doono 24 ka iyo 25 ka bisha isla bishaas.
Ciyaarta ugu dambaysa ee Finalka Chamopions league waxaa ay dhacaysaa 19 ka Bisha May Sanadka 2012da 20:45 oo ah Sadax sac oo dhiman Shan iyo Toban daqiiqo waxaana ay kadhacay Finalkaas Garoonka Allianz Arena oo ay kuciyaarto kooxda Bayermunich.
JADWALKA ISKU AADKA
|
QUARTER-FINALS |
|
First leg home |
First leg away |
|
|
1 |
||
|
2 |
||
|
3 |
||
|
4 |
|
SEMI-FINALS |
|
First leg home |
First leg away |
|
|
5 |
Winner 2 |
Winner 1 |
|
6 |
Winner 3 |
Winner 4 |
Muqdisho-soomaaliya
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































