Warbixin ay soo saartay C PJ oo lagu sheegay in dalalka Somalia Ciraaq iyo Philippine ay yihiin dalalka lagu laayo Saaxafada
Warbixin Sanadeedka uu soo saaro guddiga difaaca suxufiyiinta caalamka ee loo soo gaabiyo CPJ ayaa sanadkan 2011 waxa markale Soomaaliya ay ugu horreysaa wadamada lagu dilo suxufiyiinta.
CPJ ayaa warbixinteeda ku sheegtay wadamada Ciraaq, Soomaaliya iyo Philippines in ay ugu horreeyaan wadamada saxaafada lagu dilo.
CPJ ayaa siddoo kale sheegtay 13-wadan in lagu dilay suxufiyiin sanadkan.wadamadaas oo kala ah Ciraaq, Soomaaliya,Philippines Sri Lanka, Colombia, Afghanistan, Nepal, Mexico, Russia, Pakistan, Bangladesh, Brazil iyo India.
Guddiga difaaca suxufiyiinta caalamka ayaa sheegay ugu yaraan 43-suxufi in la dilay sanadkan adunka oo dhan, toddobo ka mid ah waxa lagu dilay dalka Pakistan taas oo ka dhigtay dalkaa in shantii suxufi lagu dilay 29-wariye.
Libya iyo Ciraaq ayaa min shan suxufi si isku mid ah loogu dilay wadamadaas.
siddoo kale seddax wariye ayaa lagu dilay dalka Mexico sanadkan. dhinac bariga dhexe sanadkan waxa la dilay 18-suxufi, waxana meelaha ugu badan ay ku jirreen wadamada ay ka socdaan kacdoonka carabta.
Soomaaliya ilaa seddax suxufi ayaa lagu dilay sanadkan waana tiradii ugu yareed 100kii sano oo tirra kor u dhaafaya 10-suxufi ay ku waayeen nafsadooda.boqolaal kale ay kabarakaceen.
Dilalka suxufiyiinta wali waay ay taagan yihiin waliba kuwa la bartilmaameesto waxa ku jiray wariyaal lagu dilay iyagoo soo tabinaya meelaha ay ka socdaan kacdoonada," sidaas waxa yiri isuduwaha gud CPJ Joel Simon
Qaarkood waxa lagu dilay wadooyinka iyagoo watay howlahooda shaqo," ayuu sii daba raaciyay.
CPJ ayaa sheegtay in ay kordheen suxufiyiinta lagu dilo caalamka.
Maxamad qadar
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































