Jaaliyadda Norway oo si heer sare ah u soo dhoweysey Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya
Gelinsoortimes-Puntland-Somalia-Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalmahan ku sugnaa Oslo oo uu halkaas ku joogey booqasho rasmi ah ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway u qabteen xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay.
Xafladan ayaa waxaa ka soo qeybgalay dad gaarayey kun qof oo ka kala yimid caasimadda Oslo iyo magaalooyinka u dhow-dhow. Jaaliyadda Norway ayaa ahaa kuwo si fiican oo heer sare ah u abaabulan sameystayna guddi Soomaali oo dhan ka kooban.
Xafladan ayaa waxaa ka hadlay qeybaha kala duwan ee Jaaliyadda sida dumarka, dhalinyarada, oday dhaqameedyada, culumaa'udiinka, aqoonyahanada iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Norway gaar ahaan Oslo.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa khudbad dheer halkaas ka jeediyey oo taabaneysey horumarka Dowladda, xaaladda dalku ku suganyahay, mustaqbalka dalka, Jaaliyadda Norway iyo waxa laga rabo iyo dar-daaran ku wajahan Qurbo Joogta Soomaaliyeed.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa bilad sharaf lagu gudoonsiiyey xafladda.Waxaa ka hadlay xafladda Ra'iisul Wasaare Ku xigeenka Ahna Wasiirka Ganacsida iyo Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya iyo Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Dibedda ee Norway iyo Ubah oo ka mid ah Xildhibaanada Deegaanka ee Oslo. Waxaana xafladda xiriirinayey Baashe oo isna ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka ee magaalada Oslo.
Gelinsoortimes-Puntland-Somalia-
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































