Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
arkii la milicsado, 22-kii sane ee la soo dhaafay, waxaa ay Somaalidu haystaan maanta, fursado dahabi ah, oo haddii ay ka faa’ideystaan, ay dalkooda ku nabadeysan karaan, kuna dhisan karaan, waxii ka burburayna, mudo gaaban gudahood.
Waxaa ay haystaan, dowlad caalimka ictiraafsanyahay oo rasmi ah, maalin walbana xaqiijineyso guulo la taaban karo.
Waxaa ay haystaan, dowlado guntiga u xirtay, in ay taageero hiil iyo hooba siiyaan Somaliya, sida Jabuuti iyo Turkiya.
Waxaa suuqa ka baxay, hogaamiyo kooxeedyadii gurbaanka colaadeed tumi jiray, kuna faani jiray intaa oo isbaaro ayaa ii dhigan, waxeeyna noqdeen, xiligaan la joogo, wax halaagsamay iyo kuwa gacmo ku gabad ah.
Kobac la xariiro garaadka qofka Somaaliga ah, waxaana la ogaaday in cid cid tirtiro karto aysan jirin, xabaddana sida loo kala badan yahay, ay dadka u leefto, dagaalno wiil ku dhinto ma ogiye, inuusan wiil ku dhalan.
Maskax badan oo waddan ka haajirtay, nabad galyo xumo awaadeed oo hadda bilaawday, dib u soo laabad, markii ay arkeen, amniga iyo nolosha wanaagsan ee waddankii dib uga curatay, runtii dadkaan ayaga ahi, waxaa ay waddanka ku soo kordhi donaan, garaad iyo garasho badan, waxeeyna kor u qaadi donaan, garashada iyo wacyiga qofka Somaliga ee ay la darsaan.
Soomaalidii qurbaha oo bilaawday in ay maal gashi ku sameystaan dhulkooda, halkii ay ka maal galin jireen waddamo kale, arrinkaan waxuu saameyn weyn ku yeelan, horumarka dalka iyo dadkaba.
Arimahaa ayaga ah iyo kuwa kalaba, waxaa ay tilmaamayaan in Somaaliya haysto maanta, fursad qaali, una baahan in aanan la dayacin, marka qof walba oo Somaali ah, waxaa waajib ku ah, inuu nabadda taageero meel kastuu caalamka ka joogo, inuu dowladnimo taageero, inaan dib loogu noqon dhabahii halaaga ee la soo maray.
Ahmed-haadi Muhumad
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































