Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
Dadku waa qof hantidiisii la heesto iyo qofkii lahaa oo banaanka ka joogo. Soomaalina waxey dooneeysaa in nabad la helo iyadoo aan la xalin ama aan la isku celin wixii hanti ah ee lakala heesto. Waxaan ognahay in shirar badan la qabtay oo dabadeedna lagu soo doortay dawlad, dabadeedna lagu soo gabagabeeyay Soomaaliyeey Toosoo Toosoo Isku Tiirsanaada iyo Hala Is Cafiyo. Dabadeedna London, Toronto, Minneapolis, Copenhagen, Nairobi iyo magaalooyin aad u badan ayaa jaaliyada dibaduna ay billaabaann in la dhigo xaflado lagu taageerayo dawladaa dhalatay.
Dawlad baa dhalatay, wey fashilantay. Haddana dawlad baa dhalatay, oo waxaa xigtay way socon weyday. Oo Maxay u fashilantay? La isma weydiiyo; dadka siyaasiyiinta maanta sheegtaana ma eegaan kii ka horeeyay wixii uu ku fashilmay, laakiin wuxuu ku celiyaa qaladkii kuwii ka horreeyay ay sameeyeen.
Soomaaliya wey kala xir xirantahay oo qof walba meel buu xirtay oo uu rabaa in uu ku bad baado ama siyaasada ahaan uu ku gorgortamo; Puntland, Soomaali land and, Galmudug, Ximan iyo Xeeb, Hiiraan, Banadir, Jubbaland iyo kuwo kale oo aan halkan lagu soo koobi karin. Waxaa meesha ka baxay midnimadii ummada ka dhaxeesay. Dagaaladii qabiika ka dhacay dalka awgeedna, waxaa adkaatay in si fudud ay ku soo noqoto is aaminaadii dadka ka dhaxeesay.
Hantida ugu badaneen ee ummada laga dhacay waxey ku yaalaan Muqdisho oo illaa maantana la heestaa. Waxaan mar marka qaarkood maqalnaa iyada oo la leeyahay qof hoggaamiye dalka ka ahaan jiray ama layaqaan ayaa gurigiisii loo soo celiyay. Hadaanse isweydiino imisa qof oo aan awood laheen oo miskiin ah ayaa hantidiisii la heestaa oo haday noqon laheed beer iyo gurriba la manaafacaadsanayaa.
Gabagabadii, Dib u heshiisiin sideedaba waxey ka bilaabataa in wixii hanti ah iyo dhulka ee la kala heesto in la isku ciliyo, dabadeedna laga hadlo cid walba wixii dhib ah ee loo geestay, laakiin Soomaaliya lama abaarin meeshii loo baahnaa. Ilaa taa la gartana xalka waxa uu noqonayaa mid aan lagaareen oo sidaa hadeer ay tahay iyo si kadaran ay sii noqoto.
Faisal Ahmed
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
*Afeef: Fikradda maqaalkan ku qoran waa mid ka timid qofka soo curiyey maqaalka, sidaas awgeed Galinsoor Times wax shaqo ah kuma laha.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































