Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey
“Dantoo iga reebta maahee Nasiibkoo ii diida mooye
Dadaalka yaraysan maayee Darmaan noolahoo dhan doonay
Hadana meel qudha dawaysa Niba dahab lumay si u doondoon.”
Heestii alfanaan Sidi Ali Winkey.
Aan ku soo halqabsado hees uu ku luuqayn jiray Siidi Cali Winkey, beryahan dambe waxa aad moodaa in caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ay ka socdaan xusulduub iyo garabootan ay qabaa’ilada soomaaliyeed odayaashoodu u tartamayaan inay noqdaan kuwa uga mid noqda qabaa’iladooda odayaasha soo dooran doona baarlamaanka mustaqbalka cida u geli doonta qabaa’ilka ay ka socdaan. Taasi ayaa waxa ay ku abuurtay xamaasad, laab la kac, xasilooni daro, iyo khalkhal siyaasada soomaaliyeed. Waxa ay arrintani keentay akhristow in qabaa’iladii Soomaaliyeed ay ka soo baxeen odayaal sadex jibaar ah oo ka badan intii laga codsaday.
Aan sii balaarsho qormadee waxa dhacday oo laga yaaban yahay in Ugaasyadii, Suldaamadii, Isimadii, malaaqyadii, iyo Nabadoonadii hore qabiiladu u lahaan jireen oo laga rabay inay noqdaan hal midh oo qudh ahi ay sii tarmayaan oo triple amaba sadex sadex qaarkood sii dhaafayaan. Oo ay sababtuna tahay in ay siyaasiin isku sheeg Soomaaliyeed oo ujeedadoodu tahay si ay u galaan baarlamaanka Soomaaliyeed ay si xirfadi ku jirto ay u dhisayaan odayaal amaba ugaasyo cusub.
Waxa la wada doonayaa hal wax oo hal shakhsi loogu talagay waa halka uu fanaanku kaga tilmaamay “Darmaan noolahoo dhan doonay hadana mid qudha un daweysa,” xaqiiqdii hal ninbaa helaya si kastaba ha ku doono amaba ha ku helee kursiga loogu talagalay qabaa’ilkaas. Waxa hadaba haboonaan lahayd soomaalidu inay bartaan sida wax loo qaybsado, la isugu tanaasulo, midna ugu noqdaan inay raadsadaan cadkooda. Waxa waayadii hore soomaalida lagu garan jiray oo ka mid ahaan jiray dhaqankooda wadaaga wixii soo dhexmara. Wadaagaasi oo ka soo jeeday xoolalayda dhaqankeeda oo caanaha marka la soo liso oo toobkaha la buuxsho uu ninba mar cantuugo oo ka kale u sii gudbiyo. Waxa ka mid ahaan jiray dhaqanka soomaalida hadii dhawr nin oo wada socda ay soo fariistaan oo loo keeno cabitaan in ay isku sii gudbin jireen xiliyadii hore balse dhaqanku wuu sii badalmayaa oo la sii hilmaamayaa. Aan ku soo gabagabeeyo qormadayda heestan Maxamed Mooge oo aad moodid inay ku haboon tahay gunaanad.
Waxaan saatir kuu qorin ha u suuldhabaalayn
Kala saar run iyo been kala garo sir iyo caad
In salaadu weligeed kala tahay suniyo faral
U ogow sax iyo maan u ogow sax iyo maan.
Inaad saama jiidiyo sanqadh tirasho kala daa.
Naf jacayl sawaabayoo sanka kuu dalooshoo
Kuu suray hogaanbaad u sidaa maqaarkee
Ha ku daba saqlaysee ha u gaabin seetada.
Sogsogtiyo cadaadkiyo ha ku saydhin laamaha.
Kafi Farey
Columbus, Ohio
kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkknin ka keenay fikrada buuxi waraaqda waa nin aad u yaab badan taasi waxay muujinaysaa inasan dhamaan murtida soomaaliyeedQuote
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30



RSS

































